|
|
||
|
Hagaajinta Computerada.
Haddii aad dagantahay magaalada Oslo ee dalka Norway ama agagaarkeeda, waxaa laguugu bishaareynayaa, hagaajinta iyo dayactirka computarada sida- Software oppgaradering, Antivirus raqiis ah, Windows Xp/Vista instalation, Office iyo wixi aad uga baahato dhamaan daweynta cilladaha computer-kaaga. Waxaa intaa kuu dheer iyada oo laguugu imaanayo gurigaaga ama goobtaada ganacsi. Waxaad kala xiriiri kartaa Mahad Barrow oo kuugu imaanaya meesha aad joogto. kala xiriir. Tlf. 40615595 Email: barrow93@hotmail.com.
|
||
|
|