Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 
Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

Watch football on your pc.

   Saaxiibayaal waxaan halkan idinkuugu soo bandhigeynaa habka aad uga fiirsan karto ciyaaraha kubadda cagta ah ee ka dhacaya dunida dacaladeeda, gaar ahaan waddamada horyaaladooda aadka loo xiiseeyo sida, Premier League, La Liga, Sera A iyo kuwo kale oo badan.

Hadaba si aad computerkaaga ugu fiirsato ciyaarahan adiga oo aan meel kale aadin, waxa aad u baahahay.

1) Internet leh speed fiican.

2) In aad soo dejisato ama download ku sameysato kanalada laga daawado ciyaaraha oo aan idiin sahli doono habka.

3) si aad u ogaato kanalka ama saacadda ay soo galeyso ciyaarta waxaan idin siineynaa linkis aad ka heleysid dhamaan ciyaaraha dhacaya, saacadda ay dhacayaan iyo meesha aad ka heli kartid.

4) ugu danbeyn wixii ku dhiba oo aad caawinaad uga baahato nala soo xiriir.

* Fiiro gaar ah: 3 tvplayer ayaa ugu wanaagsan, kuwaas oo kala TVUplayer, Sopcast iyo PPmate.

Si aad usoo dajisato kan aad rabto riix barta ka horeysa oo ay ku qorantahay download.

P2P TV Player
Windows Version
PPLive (recommend)
PPStream (recommend)
TVUPlayer (recommend)
Sopcast (recommend)
TV Ants (recommend)
PPmate (recommend)
Feidian

Marka aad download-ka dhameysato waxaad u baahantahay in aad ugaato halka ay ciyaaraha kasoo galayaan, waxaad ka gashaa linkiska hoose.

http://www.football4less.com/schedules/

Waxaad dooran kartaa maalinta ama taariikhda ay soo galeyso ciyaarta tusaale, saturday, 02.02.08.

Haddii internet-kaaga speed-kiisa uusan wanaagsaneyn wey kugu adkeyneysaa ama waqti dheer ayey qaadaneysaa inuu kuusoo baxo kanalka aad dalbatay, si aad taas ugu badbaado waxaa kuu furan in aad la xiriirto shirkadda aad kasoo deysatay internetka kana codsato in ay kuu badiyaan speed-ka.

Wixii macluumaad ah ee intaa ka badan isku day in aad ka hesho internetka amaba nala soo xiriir, waan kaa caawineynaa inta aan awoodno , nagala soo xiriir emailkan hoose.

 

deeyoo_admin@hotmail.com

 

www.deeyoo.com

 

 

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore