100 kii Ciyaartooy ee ugu wanaagsanaa kubada cagta aduunka

( Liiska boqorka kubada cagta aduunka Pele )

 

 
deeyoo.com

Liiskan 100kii ciyaaryahan ee ugu wanaagsanaa aduunka waxaa markii ugu horeysey lagaga dhawaaqay xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaalada London 04.03.2004, xafladan waxaa lagu xusaayay sanad guuradii 100aad ee kasoo wareegtey waqtigii la unkay xiriirka kubada cagta aduunka ee FIFA.

Liiskan waxaa aad uga soo shaqeeyey boqorka kubada cagta aduunka Pele oo sida uu sheegay ay aad ugu adkaatey inuu kusoo koobo 100 ciyaaryahan sidaa darteedna uu soo xulay liis ka kooban 123 ciyaaryahan oo rag ah iyo 2 dumar ah taasoo tirada guud ka dhigeysa 125 ciyaartooy. Waqtigii liiskan lasoo saarayey 50 ka mid ah ciyaaryahanada uu Pelle magacaabay weli waqtigoodii ciyaaraha ayey ku dhex jireen halka 75ka soo harayna ay waqtiyo kala duwan macsalaameeyeen kana fariisteen ciyaarta kubada cagta.

Liiskan oo ay FIFA aqoonsatey looguna magac darey FIFA 100 waxaa dhanka kale jirey eedeyno badan oo loo soo jeediyey qaabka xulitaanka iyadoo dadka eedeeyey liiskan qaarkood ay sheegeen inuusan aheyn fikirka Pelle balse uu yahay qalinka Sepp Platter oo ah gudoomiyaha FIFA.

Waxeynu halkaan idinkugu haynaa liiska oo dhameystiran kana kooban 123 rag ah iyo wadamadey ka kala yimaadeen anagoo dalalkaasna u soo kala hor mariney hadba sida ay Alifbeetada ugu kala horeeyaan waxeynu idiin balan qaadeynaa in aanu idiin soo gudbino taariikh nololeedka inta badan ciyaaryahanada liiskan ku jira anagoo mid mid usoo qaadan doono Hadii Alle idmo anagoo tixgelineyno codsiyo naga soo gaaray aqristiyaasheena oo ah inaan xooga saarno ciyaaryahanada xiliyadii dambe.

 

ARGENTINA                 

Alfredo Di Stefano
Daniel Passarella
Diego Maradona
Gabriel Batistuta
Hernan Crespo
Javier Saviola
Javier Zanetti
Juan Sebastian Veron
Mario Kempes
Omar Sivori

BELGIM

Franky van der Elst
Jean-Marie Pfaff
Jan Cuelemans

BRAZIL

Cafu
Carlos Alberto
Djalma Santos
Falcao
Nilton Santos
Junior
Pele
Rivaldo
Rivelino
Roberto Carlos
Romario
Ronaldinho
Ronaldo
Socrates
Zico

BULGARIA
Hristo Stoichkov

CAMEROON              

Roger Milla

CHILE
Pablo Figueroa
Ivan Zamorano

COLOMBIA
Carlos Valderrama

CROATIA
Davor Suker

CZECH REPUBLIC
Josef Masopust
Pavel Nedved

DENMARK
Brian Laudrup
Michael Laudrup
Peter Schmeichel

ENGLAND
Alan Shearer
Bobby Charlton
David Beckham
Gary Lineker
Gordon Banks
Kevin Keegan
Michael Owen

W.D.

Asad A.Omar "afey"

 

FRANCE
David Trezeguet
Didier Deschamps
Eric Cantona
Jean-Pierre Papin
Just Fontaine
Lilian Thuram
Marcel Desailly
Marius Tresor
Michel Platini
Patrick Vieira
Raymond Kopa
Robert Pires
Thierry Henry
Zinedine Zidane

GERMANY
Franz Beckenbauer
Gerd Mueller
Jurgen Klinsmann
Karl-Heinz Rummenigge
Lothar Matthaeus
Michael Ballack
Oliver Kahn
Paul Breitner
Sepp Maier
Uwe Seeler

GHANA
Abedi Pele

HUNGARY
Ferenc Puskas

IRELAND
Roy Keane

ITALY
Alessandro Del Piero
Alessandro Nesta
Christian Vieri
Dino Zoff
Francesco Totti
Franco Baresi
Giampiero Boniperti
Giacinto Fachetti
Gianluca Buffon
Gianni Rivera
Giuseppe Bergomi
Paolo Rossi
Paolo Maldini
Roberto Baggio

JAPAN
Hidetoshi Nakata

LIBERIA
George Weah

MEXICO
Hugo Sanchez

 

 

 

 

 

 NETHERLANDS
Clarence Seedorf
Dennis Bergkamp
Edgar Davids
Frank Rijkaard
Johan Neeskens
Johan Cruyff
Marco van Basten
Patrick Kluivert
Rene van de Kerkhof
Rob Rensenbrink
Ruud Gullit
Ruud van Nistelrooy
Willie van de Kerkhof

NIGERIA
Jay-Jay Okocha

NORTHERN IRELAND
George Best

PARAGUAY
Romerito

PERU
Teofilo Cubillas

POLAND
Zbigniew Boniek

PORTUGAL
Eusebio
Luis Figo
Rui Costa

ROMANIA
Gheorghe Hagi

RUSSIA
Rinat Disayev

SCOTLAND
Kenny Dalglish

SENEGAL
El Hadji Diouf

SOUTH KOREA
Hong Myung-Bo

SPAIN
Emilio Butragueno
Luis Enrique
Raul

TURKEY
Emre Belozoglu
Rustu Recber

UKRAINE
Andriy Shevchenko

URUGUAY
Enzo Francescoli