Ciyaaryahanka qadka dhexe ee xulka Talyaaniga Alberto Aquilani ayaa dib ugu laabtay dalka talyaaniga isagoo isaga tagay kooxda reer Ingiriis ee Liverpool.
Xidigaan Alberto Aquilani ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Fiorantina kadib markii uu hishiis u saxiixay kooxda reer Talyaani.
Alberto Aquilani ayaa Liverpool ku biiray sanadkii 2009 kadib markii 20 milyan kaga iibsadeen As Roma laakin waa ay ku qasaartay,iyadoo sanad kadib amah ku siisay kooxo talyani ah.
Ciyaaryahan Alberto Aquilani ayaa xili qarow ah ku qaatay kooxda Liverpool wuxuuna isaga tagay kooxdaan Liverpool kadib markii ay kooxda lasoo saxiixatay ciyaaryahan kale oo Talyaani ah kaas oo lagu magacaabo Bredner Rodgers oo ay Roma kasoo iibsatay.
Alberto Aquilani ayaa ku biiray ugu dambeyn sanado uu ku jiray jaha wareer ciyaareed isagoo kooxda Liverpool u saftay kula aad u yar.
Alberto Aquilani ayaa labadii sanno ee ugu dambeysay wuxuu amah ugu soo ciyaaray kooxaha Juventus iyo Ac Milan waxaana uu sanadkii mushaarad u qaadan jiray lacag dhan 5 milyan oo gini.
Subaxnimadii jimcaha Guddoomiye sharafeedka kooxda Fiorantina Andrea Della Vale ayaa sheegay in ay lasoo saxiixdeen Alberto Aquilani.
Xidiga Fiorantina Francesco Della Rocca ayaa intaa ku daray in Alberto Aquilani uu yahay mid wanaagsan isla markasna kooxda wax weyn u qaban kara.
Aquilani's new team-mate Francesco Della Rocca, added: "Alberto is a great player and he will do really well at Fiorentina.
Ahmed Mooge
ahmed_mooge007@Hotmail.com
00252615140242
Xafiiiska Deeyoo.com
Muqdisho-Somalia








Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa