Naadiga Newcastle ayaa rajeenaysay inay dib garoonkeeda ugu celiso weeraryahanka Liverpool Andy Carroll kaas oo sanadkii hore laga soo iibsaday.
Andy Carroll oo ah xidiga 3-aad ee ugu qaalisan ama lacagihii ugu badnaa laga bixiyay ayay kooxda Newcastle waxay soo bandhigaysaa qorshe amaah ah inay kaga qaadato Liverpool Andy Carroll oo Liverpool ugu fadhiya ama ah ciyaryahankii lacagihii ugu badnaa ay kuso iibsadaan.
Newcastle waxay soo bandhigtay qorshe ay hadda si amaah ah kaga qaadanayso hadii uu wanaagsanaado sanad kadib ay si toos ah ula wareegayso,waxaana markii dambe la sheegay inay soo bandhigtay kaliya inay bixinayso mushaaarada 80-ka kun oo gini todobaadkii uu ka qaato Liverpool.
Andy Carroll ayay Newcastle ku doonaysaa 13 milyan oo gini isla markaasna ay ka saxiixdo hishiis laakin Liverpool waxay doonaysa inay hesho 20 milyan oo gini taas oo Newcastle aysan ka suurta galin xilligaan.
Xidiga tima dheer Andy Carroll ayaa la qabsan la’ kooxda Liverpool waxaana tababaraha cusub ee Liverpool Brendan Rodgers uu rabaa inuu sii joogo ciyaaryahanka xoogan Andy Carroll si fursad u raadiyo xilliga bilaabanaya.
Kooxda Liverpool ayaa ka reebtay ciyaartooyda kooxda ee safar ciyaareedka ku aadaya waqooyga Ameerika iyadoo ka duulayso dalka Ingiriiska maalinta Isniinta ee todobadka soo aadan.
Andy Carroll ayaa fasax dheeri ah la siiyay,wuxuna kusoo biiraya xulka kooxda 23 bishan waxana si lamid ah ugu biiraya markaas Kabtanka Steven Gerrard iyo gool haye Pepe Reina.
Haddaba waa kuwaan ciyaartooyda safka hore kaga jira kuwa ugu qalisan horyaalka Ingiriiska.
Fernando Torres - £50m Liverpool to Chelsea, Jan 2011
Sergio Aguero - £38m Atletico Madrid to Manchester City, July 2011
Andy Carroll - £35m Newcastle Utd to Liverpool, Jan 2011
Robinho - £32.5m Real Madrid to Man City, Sept 2008
Andriy Shevchenko - £30.8m AC Milan to Chelsea, July 2006
Dimitar Berbatov - £30.75m Tottenham to Man Utd, Sept 2008.
Rio Ferdinand - £29.1m Leeds United to Manchester United July 2002.








Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d