HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Basaaska Ciyaartoyda Arsenal Oo Xaqiijiyay In Weeraryahanka Giroud Loo Keenay Inuu Bedelo Van Persie Oo Baxaya.
2012-07-13 09:51:10

Basaaska Arsenal oo magaciisu yahay Grimandi ayaa dhawaaq xanuun badan kusoo tuuray taageerayaasha Arsenal oo isbuucyadan ka walwalsanaa xaalada Van Persie halka ay ku dhamaan doonto, markii uu si toos ah ugu sheegay in lasoo wareegidii weeraryahan Giroud macnaheedu ahaa inuu badalo booska Van Persie oo tagaya.


Hadalkan uu ninkan masuulka ah u sheegay warbaahinta faransiiska, ayuu ku dheeraaday sida ay kooxdu isugu diyaarineyso tagida Van Persie kadib oo uu ku tilmaamay inay ahayd inuu la joogo kooxdiisa uu usoo sabartay 7 sano, halkii sano ee uu la qabsadayna iska tagayo waana abaal dhac weyn.


Grimandi oo xilli ahaa difaac u ciyaara Arsenal ayaa hada u qaabilsan soo indha indheyta iyo basaasida ciyaartoyda ay kooxdu u baahantahay, waxa uuna toos uga shaqeeya dalka faransiiska oo xidiga badani kooxda kala soo wareegtay haba ugu danbeeyee Olivier Giroud oo bishii hore kusoo biiray Arsenal.


Sheekada Van Persie ayaa la dhihi karaa sanadkani waa tan ugu hadal heynta badan warbaahinta caalamka waxaana sabab looga dhigay sida uu magaciisu usii kordhay kadib magacaabidii ciyaariyahanka sanadka Ingiriiska iyo gooldhaliyihii ku guuleystay kabahii dahanka intaba. 



Waxaa diyaariyay.

Mohamed Deeyoo

deeyoo_admin@hotmail.com

Oslo / Norway

Latest News Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
2013-05-23 22:12:39
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Arimaha Bulshada Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
2013-05-23 22:12:39
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30