
Ayaan Mohamed (Tromso) oo ah fanaanad sanadkan si aad ah uga soo dhex muuqatay bulshada Soomaalida degta Norway iyo weliba caalamka oo ay ku kasbatay muddo gaaban taageerayaal fara badan oo aad ula dhacay heesaha ay soo saartay.
Fanaanadan oo markii hore ku bilowday sida caadiga ah heeso maqal kaliya ah ayaa dad badan is weydiinayeen goorta ay soo bandhigi doonto ama ay arki doonaan muuqeeda iyo heesaheeda oo ay daawadaan, waxaana ay hada banaanka soo dhigtay hees wadata cod iyo muuqaal is wata oo cajiib ah.
Ereyada heestan waxaa sameysay fanaanad da' yar oo dagan Oslo / Norway Ayaan Taleex, halka uu laxanka ku fara yareystay Abdirahman Saleebaan Gaas, waxaa Musiga u garaacay Qaasin Mohamed karama ee nala daawada saaxiibayaal.
Deeyoo Music








Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad