Waxaan idiin soo bandhigeynaa hees muuqaal wanaagsan leh oo aad looga soo shaqeeyay isla markaana codkeeda iyo muuqeeda uga bogan kartaan fanaanada qaaliga ah Anfac Laki.
Waxaa ereyada heestan iyo laxankaba sameeyay Ustad Ali Shaacir, halka uu Musiga macaan ku laray Ceynba Ceyn, waxaana farsamada duubista iyo qurxinta heestan ku fara yareystay Kevo.
Daawasho wanaagsan saaxiibayaal.








Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa