HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Barcelona Oo 6 Jir Brazil Ah Lasoo Wareegtay Iyo Maicon Oo Chelsea Ku Biiri Raba.
2012-06-18 19:31:09

Lix jirka reer Braziil ayaa lagu magacaaba Artur Miani waxana uu bilaabay tababarka kooxda Barcelona isagoo lagu daray liiska ku tababar qaadanaya xerada La Masia ee ah tan ay Barcelona ku tababartaan.
“Tani waa arrin wanaagsan wuxuuna la ciyaaray caruur da’diisa ah ayuu yiri Artur Aabihiis oo lagu magacaabo  Adilson Miani oo u waramayay Globoesporte.
Wuxuu intaa ku daray Aabaha dhalay lix jir Artur Miani inuu ku faraxsan yahay in wiilkiisa uu hishiis la galo Barcelona oo kamid ah naadiyada ugu wanaagsan caalamka.
Aniga kama tagaayo halkan hooyadiisana waa ay imaanaysaa magaalada Barcelona si aan ula socono wiilkeena lix jirka ah ayuu inta raaciyay Artur Miani aabihiisa.
 
Kooxda Chelsea oo 10 milyan usoo bandhigtay Maicon.
 
Naadiga Chelsea ee dalka ingiriska ayaa waxaa ay ku dagaalamaysaa daafaca kooxda Inter Douglas Maicon.
Xidiga caalamiga wadanka Braziil Douglas Maicon ayaa wakiilkiisa wuxuu xaqiijiyay in xidigaas ay Chelsea doonayso isla markaasna mushaaradiisa ay u kordhinayso.
Wararka ayaa sheegaya in Chelsea ay dagaal adag u galayso inay xidigaas soo iibsato.

Ahmed Mooge

Xafiiska Deeyoo.com

Somalia-Mogadishu.

Axmed_mooge@hotmail.com

00252615140242

Latest News Dhakafaar waa mid kamid ah hessihii ugu cajiibsanaa ee sanadahan la qaado iyo iq
2013-06-15 02:16:46
Yax yax waa hees uu jaceyl ku dhamaaday waa codkii iyo muuqaalkii nilicdii banaa
2013-06-15 01:24:39
Maseyr waa hees cusub oo dhab ka hadal ah iyo fanaanada qaaliga ah ayaan taleex
2013-06-14 23:37:59
Hees cusub iyo fananaka sanadka waa mursal muuse iyo heestiisa xidaarada jaceylk
2013-06-14 22:33:10
Heestii quman iyo fanaanka caanka ah ee waqooyiga amerika abdiasis iskalaji oo m
2013-06-13 12:55:30
Hees aad u macaan oo shirib ah iyo fanaanka codka macaan ee reer swiss omar shar
2013-06-13 11:27:02
Tobankii 10 hees ee ugu danbeeyay ee aan kasii deyno deeyoo music ku dhageyso mo
2013-06-13 11:23:01
Cadaay iyo junyarka qaranka norwey oo soo gaaray semifinaalaha qaramada yurub iy
2013-06-11 20:30:36
Hooyoy macaaney, allow jannada ku geey,,, best hooyo song 2013, jooqle shire new
2013-06-11 10:18:26
Daadooy,, hees banaadiri ah oo hadana talantaali ah iyo weliba daadis, fanaaniin
2013-06-11 10:06:06
Arimaha Bulshada Dhakafaar waa mid kamid ah hessihii ugu cajiibsanaa ee sanadahan la qaado iyo iq