HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Qiimihii Robinho Oo Hoos U Dhacay Iyo Kooxda Malaga Oo Aad U Daneyneysa. Diego Forlan Oo Inter Lasii Joogaya
2012-06-18 19:15:16

Naadiga ka dhisan dalka Spain ee Malaga aya sheegtay inay doonayso weraryaahnka wadanka Braziil iyo koxda Ac Milan ee RObinho.
Xidigii hore ee kooxaha Real Madrid iyo Man city Robinho ayaa waxa si weyn u doonayso kooxda ciyaarayso kobka horyaalada yurub xilliga soo aadan ee Malaga.
“waxaa xaqiijinayaa in Malaga ay doonayso xidiga aan wakiilka ka ahay ayuu yiri Juan Figer oo u waramayay Calciomercato.com.
Waxaa uu jecel yahay inuu mar kale ka ciyaaro Braziil laakin Malaga ayaa isku dayayso inay xidigaan Robinho ay rabto inuu sii joogo yurub.

Diego Forlan aabihiis oo xaqiijiyay in wiilkiisu joogayo Inter.

Aabaha dhalay ciyaaryahanka weerarka wadanka Uruguay iyo kooxda Inter Milan Diego Forlan ayaa sheegay inuu wiilkiisa lasii joogayo kooxda Inter Milan ee dalka Talyaaaniga xiliga 2012/2013.

Pablo oo ah magaca aabaha Forlan ayaa sheegay inaysan jirin koox wada xaajood kula jirta wiilkiisa isla amrkaasna uu rabo inuu kooxda.

Warkaan  ayuu u sheegay waraysi uu siiyay bogga Internetka ay kooxda Inter ku leedahay ee  fcinternews.it.

Ahmed Mooge

Xafiiska Deeyoo.com

Somalia-Mogadishu.

Axmed_mooge@hotmail.com

00252615140242

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd