
Naadiga Chelsea ayaa doonayso inay ganacsi la samayso kooxda Fc Porto iyadoo ka doonayso weeraryahanka kooxda Fc Porto ee Hulk.
Sida ay qortay jariiradda London Evining Standard weeraryaahnka Fernando Torres ayaa loo sheegay inuu hogaamin doonno weerarka xilliga soo aadan iyadoo Chelsea ay doonayso inay ka garab ciyaarsiiso Torres ciyaaryaahnkan Hulk kaas oo noqon donna weeraryahanka 2-aad ee Chelsea xilliga soo aadan.
Hulk oo 25 jir ah ayaa lagu qiimeeyaa ama ay kooxdiisa sheegtay inay ku fasaxayso lacago dhan 80 milyan oo gini kaas oo qandaraaskiisa lagu kansali karo laakin Porto ayaa lagu wadaa inay wada xaajoodka Chelsea ay aqbali karto maadaama ay labada naadi ay u dhow dahay inay isku af gartaan hishiiska Hulk.
Naadiga weyn ee wadanka Portugal ayaa dalbanayso ugu yaraan 35 milyan halka Chelsea ay taagan tahay ama ay sheegtay inay bixinayso 30 milyan oo gini.
Maalin kahor ayey ahayd markii ay Chelsea ka dulqaaday kooko badan xidiga Belgium Eden Hazard oo warbaahinta u sheegay inuu ku biirayo kooxda horyaalka Yurub oo uu Chelsea ka waday, waxaama aad uga xanaaqay taageerayaasha labada Manchester oo aaminsanaa inuu ku biirayo labada kooxood midkood, laakiin ay kasoo dhex booday Chelsea.
Ahmed Mooge
Mogadishu-Somalia








Muuqaalkii la wada sugayay ee heesta tofdheer iyo fanaanka weyn abdijabar alkhal
Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d