HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Kooxda Fiorantina Oo Ceyrisay Tababaraheeda Kadib Markii Uu La Dagaalay Ciyaaryahanka Ka Tirsan Kooxda
2012-05-03 20:43:41

Kooxda Fiorantina oo ceyrisay Tababaraheeda kadib markii uu la dagaalay Ciyaaryahanka ka tirsan Fiorantina iyo xilligan oo horyaalka Talyaaniga uu noqday markii ugu badneyd Tababarayaal la ceyriyo.

  

 Tababarihii kooxda Fiorantina Delio Rossi ayaa la ceyriyay kadib markii uu weeraray mid kamid ah ciyaaryahankada kooxdaas ciyaartii dhexmaraysay Fiorantina iyo Novara.

Macalinkii kooxda la Viola  Delio Rossi ayaa weeraray weeraryaahnka wadanka Serbia iyo kooxdiisa oo uu feeray kadib markii xidigaas laga soo saaray garoonka oo ciyaaryahan kale lagu badalay kuna sacbiyay oo ku candhuufay tababaraha.

Ciyaaryahankii hore ee kooxda Manchester utd Adem Ljajic ayaa si dandansi ah ugu sacbo tumay Tababarihiisa kadibna Delio Rossi uu qaatay go’aan ah inuu si toos ah u weeraro ciyaaryahankaas.

 

Shilkaan ayaa dhacay kulankii xalay kooxda Fiorantina ay 2-2 la gashay kooxda Novaro kulan ka tirsanaa Serie A iyadoo kooxda

Gudoomiyaha kooxda Fiorantina Andrea Della Valle ayaa ceyriyay Tababarahaan kadib markii uu ku dhaqaaqay arintaas isagoo sheegay inay tahay wax aan loo dulqaadan Karin gardarada iyo aqlaaq xumida uu ku dhaqaaqay Tababarahaas.

 

“waxaa sameeyay Go’aan gardaradana ma lahan marmarsiiyo ayuu yiri Gudoomiyaha kooxda Fiorantina Della Vale.

Wuxuu intaas ku daray Gudoomiye Della Vale inuu ka xunyahay in Macalin uu falkaas ku kaco waa qof wanaagsan Macalinka laakin uma qalmo inuu sameeyo wixii dhacay caawa waana fal aan wanaagsanayn oo xun.

 

Arrintaan ayaa dhacday wax yar kadib markii kooxda Fioranina lagu hogaaminayay 2-0 laakin ay kadaba timid oo ay ka dhigtay 2-2.

Tababare Rossi ayaa lix bilood kaliya ahaa macalinka Fioantina kadib markii horey looga ceyriyay Sinisi Mihalavic bishii November.

 

Kooxdan Fiorantina aya ku jirta kaalimta 15-aad horyaalka Talyaaniga wuxuuna noqonayaa tababare Dela Rossi tababarihii 19-aad ee xilkiisa waaya oo laga ceyriya horyaalka Talyaaniga xilligaan waana markii ugu badneed taariikhda waxaana xiligii 1951-1952 uu ahaa xiligii ugu badnaa ee tababare la ceyriyo waxaana la ceyriyay xiligaas 15 Macalin.

 

Ahmed Mooge

Muqdisho-Somalia.

Latest News Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Arimaha Bulshada Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31