Gool dhaliyayaasha horyaalada ugu caansan Yurub ayaan halkan idinkuugu haynaa maanta, waxaana xusid mudan in Ronaldo iyo Messi oo isku xiga gool dhalinta Spain ay aad uga horeeyaan horyaalada kale, waxaana ugu soo dhaw horyaalka Ingiriiska oo uu hogaanka u hayo Van Persie.
Spain, Ingiriiska, Talyaaniga, Jarmalka iyo ugu danbeyn faransiiska ayaan idiin soo xulnay laacibiinta safka hore kaga jira gool dhalinta ee halkan hoose kala soco.
Horyaalka Spain ee La Liga
| Cristiano Ronaldo | 23 |
| Lionel Messi | 22 |
| Gonzalo Higuain | 14 |
| Radamel Falcao Garcia | 14 |
| Roberto Soldado | 12 |
| Karim Benzema | 10 |
| Cesc Fabregas | 9 |
| Michu | 8 |
| Alexis Sanchez | 7 |
| David Barral | 7 |
| Fernando Llorente | 7 |
Horyaalka Ingiriiska ee Premier League.
| Robin Van Persie | 19 |
| Demba Ba | 15 |
| Sergio Aguero | 14 |
| Wayne Rooney | 13 |
| Yakubu Aiyegbeni | 12 |
| Edin Dzeko | 11 |
| Clint Dempsey | 9 |
| Daniel Sturridge | 9 |
| Emmanuel Adebayor | 9 |
| Frank Lampard | 9 |
| Mario Balotelli | 9 |
| Steven Fletcher | 9 |
Horyaalka Talyaaniga ee Seria A.
| Antonio Di Natale | 14 |
| Zlatan Ibrahimovic | 14 |
| German Denis | 12 |
| Edinson Cavani | 11 |
| Miroslav Klose | 10 |
| Rodrigo Palacio | 9 |
| Stevan Jovetic | 9 |
| Diego Milito | 8 |
| Emanuele Calaio | 8 |
| Sebastian Giovinco | 8 |
Horyaalka Jarmalka ee Bundesliga.
| Mario Gomez | 16 |
| Klaas Jan Huntelaar | 15 |
| Lukas Podolski | 14 |
| Robert Lewandowski | 14 |
| Claudio Pizarro | 12 |
| Marco Reus | 11 |
| Raul | 10 |
| Mohammed Abdellaoue | 9 |
| Papiss Demba Cisse | 9 |
| Franck Ribery | 8 |
| Mario Mandsukic | 8 |
Horyaalka Fransiiska ee Liga 1
Wixii kusoo kordha gool dhalintan mar walba dib ayaan idinkaaga soo gudbineynaa hadii allaha awooda leh inoo saamaxo saaxiibayaal.
Deeyoo Sport
Oslo / Norway








Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa