HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Wararka Suuqa
Kooxda Sao Paulo Oo Diiday Dalab Ay Ac Milan Usoo Dirsatay Xidigooda Lucas
date: 2011-03-09 04:12:39
naadiga ka dhisan dalka braziil ee sao paulo ayaa diiday dalab ay kooxda ac milan u soo dirtay oo ay ku doonaysay ciyaaryahankooda lucas moura. lucas moura ayaa kusoo baxay bartilmamed muhiim ah oo ay doonayso kooxda ac milan oo rabta inay lasoo w...
Barcelona Oo Is Maqiiqii Ugu Yaabka Darnaa Ku Raadineysa Kabtan Kompany Oo La Ogyahay Muhiimkiisa Manchester City
date: 2011-03-09 04:12:39
  naadiga barcelona ayaa waxay dalab u dirtay kabtanka kooxda man city vincent kompany.   sida ay qortay jariiradda daily star kooxda weyn ee wadanka spain ayaa ka dhawaajisay inay doonayso u dhaqaaqid macquul ah oo ay ku rabto inay ku...
Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Iyo Sida Ay Ciyaartoydu Ugu Kala Wareegayaan Kooxaha Marka Uu Furmo Suuqa Ciyaartoyda
date: 2011-03-09 04:12:39
  paris st derman oo reer faransa ah ayaa si waali ah ugu jirta suuqa ciyaartoyda, waxaana markan lala xiriirinayaa laba xidig oo reer argentin ah lavezzi oo napoli u ciyaara iyo higuain oo real madrid u ciyaara. zlatan ibrahimovich ayaa ka dh...
Xubintii Wararka Suuqa Iyo Sida Ay Kooxuhu Ugu Tartamayaan Xidigaha Ku Xamaasha Xirfadooda Kubada Cagta ( Warar Goos Goos Ah)
date: 2011-03-09 04:12:39
  * newcastle iyo fulham ayaa qiimeynaya sidii ay beec ugu furi lahaayeen lasoo wareegida rug cadaaga weyn raul gonzales oo hada u ciyaara kooxda schalke, waxaase jira balan qaadyo qarsoon uu uu xidigani la galay kooxo ka baxsan qaarada yurub o...
Macalinka Shaqada Ka Tagaya Dhawaan Pep Guardiloa Oo Ay Saf Dheer Usoo Galeen Kooxo Waaweyn Oo Magac Maal Kuleh Dunida Kubada Cagta
date: 2011-03-09 04:12:39
  tababaraha shaqada ka tagaya dhawaan josep guardiola ayaa la sheegayaa in ay saf dheer usoo galeen kooxo badan oo ay mid waliba ku dooneyso inuu leyliyo kooxdooda una horseedo guulihii is daba jooga ahaa ee barcelona oo kale. manchester city...
Leonel Messi Oo Heshiis La Galay Koox Seria B Fransiiska Ah Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Kubada Cagta Iyo Suuqa Ciyaartoyda.
date: 2011-03-09 04:12:39
  leonal messi oo heshiis u saxiixay kooxda ka ciyaarta seria b oo faransiiska ka dhisan magaceeduna yahay angers, laakiin xidigan heshiiska saxiixay waa 17 jir ay isku magac yihiin xidiga weyn ee leonal messi, farqiga u dhexeeya ee dhanka maga...
Wararka Suuqa Iyo Xooraansiga Kooxaha Ay Kula Jiraan Xidigaha Ku Shaqeysta Xirfada Kubada Cagta Aduunka (goos Goos Warar Sport)
date: 2011-03-09 04:12:39
 wararkii ugu danbeeyay suuqa oo goos goos ah      murankii guardiola iyo pique oo laga yaabo inuu soo dadajiyo safarka pique uga tagayo kooxdiisan una dhaqaaqayo dhanka iyo kooxdiisii hore ee manchester united. weeraryah...
Suuqa Iyo Xidigaha Xooraansigooda, Xubin Sport Oo Ka Hadleysa Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Ciyaartoyda Aduunka Gaar Ahan Yurub Oo U Badan Dhanka Ingiriiska.
date: 2011-03-09 04:12:39
weeraryahanka kooxda manchester city edin dzeko ayaa aad uga niyad jabsan habka uu tababare mancini ku maamulayo kooxda iyo in ciyaaro badan uu fariistay kursiga keydka ah, waxaana hada la sheegayaa in wadahadal hoose kula jiro kooxda bayern munic...
Adriano Oo Kooxdiisii Raacdeysay Kadib Markii Uu Is Caateyn Waayay Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Ciyaartoyda Isbuucan
date: 2011-03-09 04:12:39
pavel pogrebnjak oo wacdaro lasoo galay premier league markii uu deyn ugu yimid fulham ayaa looga yeerayaa aston villa oo rabta inay xagaagab lasoo wareegto weeraryahanka u dhashay ruushka.   tottemham waxaa ka go'an inay keento wiilka yar r...
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Ciyaartoyda, Manchester United Oo Heshay Ronaldo Cusub, Van Persie Oo Bangigii Arsenal Loo Jebiyay Iyo Qodobo Kale.
date: 2011-03-09 04:12:39
halkan ka akhriso wararkii ugu danbeeyay ee suuqa ciyaartoyda iyo koox waliba sida ay rabto inay isku xoojiso.   manchester united ayaa si aad ah loola xiriirnayaa xidiga da'da yar james rodriguez oo dhalashadiisu tahay colombia, waxaana int...
Latest News Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Arimaha Bulshada Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52