
Arimaha Bulshada

Heesaha Xulka Cusub Ee Maanta Waa 6 Heesood Oo Wada Mp3 Ah Ku Dhageyso Mobile Iyo Pc Midki Aad Haysato Waana Play List Isku Wada Xigadate: 2011-03-09 04:12:39halkan ama linkigan ka gal heesaha maanta oo jimca ah waa 6 heesood oo wada cusub kuna dhageyso mobilkaaga ama pc kii aad haysato markaa.
//
google_ad_client = "ca-pub-0977613840780022";
/* cuseeb */
google_ad_slot = "3371597686";
goo...

Meer Meertoy Waa Hees Cusub Oo Muuqaal Cajiib Ah Wadata Iyo Nuurkii Banaadiriga Sahruja Siman Oo Ku Fara Yareysataydate: 2011-03-09 04:12:39
nuurkii banaadiriga usoo baxday sahruuja siman ayaa mar kale soo saartay hees maqal iyo muuqaal is wata ah oo la magac baxday meer meertoy oo runtii la dhihi karo sidii laga rabay ayey uga soo dhalaashay cod iyo muuqaal jilitaan ah intaba.
...

Dhalasho Cawo Iyo Ayaan Lehe Waxaa Halkan Tahniyad Iyo Hambalyo Looga Dirayaa Hooyo Saabriin Iyo Aabe Ilyaas Oo Wiil Ugu Dhashay Hollanddate: 2011-03-09 04:12:39
anaga oo kala ah huda ali, muna ali iyo fatima shariif mohamed waxaan hambalyo iyo tahniyad hawada u marineynaa walaalkeen ilyaas iyo walaasheen saabriin oo todobaadkani wiil ugu dhashay magaalada ee dalka holland.
waxaan idinla qeybsane...

Heesaha Manata Ee Shanta 5 Ah Waa Kala Daranyihiin Ee Bal Ku Dhageyso Mobile Ama Pc Midkaa Doonto Waa Play List Isku Xijinaya Heesaha date: 2011-03-09 04:12:39
halkan ama linkigan ka gal ama click dheh si aad u wada dhageysato shanta 5 hees ee maanta ama caawa, waa mp3 aad ku isticmaali karto mobile iyo pc kaa doonto.
//
google_ad_client = "ca-pub-0977613840780022";
/* cuseeb */
goo...

Dalxiis Waa Hees Cusub Oo Muuqaalkii Ugu Danbeeyay Loo Sameeyay Iyo Xidigaha Waqooyiga America Dalmar Yare & Rahma Rose Daawasho Wanaagsandate: 2011-03-09 04:12:39
dalxiis waa hees tii ugu danbeysay ee nasoo gaarta isla markaana muuqaal qurxoon oo cajiib ah ku lamaananyahay, waxaana isla daadihinaya fanaaniintii caan baxday ee dalmar yare iyo rahma rose runtii soo bandhigaya karti iyo hyabad faneed u ...

Hees Cusub Oo Macaan Iyo Codkii Naxariista Lahaa Ee Boqorada Casriga Farxiya Fiska Dhageysi Wanaagsandate: 2011-03-09 04:12:39dhageysi wanaagsan heestan ay sameysay boqorada casriga farxiya fiska, ereyada, laxanka iyo codkaba waa isla fiska, halka uu musiga ka saaray mustafa karama ee daawasho iyo dhageysi wanaagsan saaxiibayaal....

Xidig Faneedka Uk Zahur Ahmed Oo Mar Kale Soo Saartay Hees Iyo Muuqaal Is Wata Oo Cajiib Ah Ee Halkan Ka Daawo Heesta Dib Waxay Noqotanadate: 2011-03-09 04:12:39
zahur ahmed oo kamid ah fanaaniinta da'da yar gaar ahaan reer uk, si aad ahna loo xiiseeyo heesaheeda ayaa soo saartay mar kale hees cusub oo wadata muuqaal cusub, waxaana heestan magaceedu yahay dib waxay noqotana.
heestan macaan oo wad...

Shanta Hees Ee Maanta Ka Dhageyso Halkan Adigoo Isticmaalaya Mobilkaaga Ama Pc Kii Aad Markaa Haysato Waa Play List Isku Xijinaya Heesahadate: 2011-03-09 04:12:39halkan ama linkigan ka dhageyso heesihii ugu danbeeyay oo 5 ah maanta jimca ah soo gelinay deeyoo music, ku dhageyso mobilkaaga ama pc waa heeso isku xigsanaya play list
//
google_ad_client = "ca-pub-0977613840780022";
/* cuseeb...

Top 10 Ten Page Ah Oo La Isugu Keenay Heeso Xul Ah Oo Ay Qaadayaan Fanaaniin Kala Duwan Ee Dhageysi Wanaagsandate: 2011-03-09 04:12:39
saaxiibayaal ama dhageystayaal waxaan halkan ama boggan idinkugu soo aruurinay ama keydinay fanaaniinta ugu caansan dalkeena qaar kamid ah heesahooda gaar ahaan top 10 ten oo ah tobanka hees ee loogu jecelyahay fanaan kasta, dadku waa kala dookh ba...