HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Latest News
Juventus Iyo Kooxo Kale Oo Waaweyn Oo U Hanqal Taagaya Mashiinka Gool Dhalinta Liverpool Luis Suarez
date: 2011-03-09 04:12:39
kooxda weyn ee wadanka talyaaniga ka dhisan juventus ayaa sheegtay inay kalsooni ku qabto inay lasoo wareegto weeraryahanka naadiga liverpool luis suarez. weeraryahanka wadanka uruguay luis suarez ayaa waxaa ceyrsi ugu jira naadiyo badan oo ka dhi...
Fiirso Video + Roberto Mancini Oo Beeniyay Inuu Doonaayo Luis Suarez.xilli Uu Wajiga Maskaro Kusoo Xertay.
date: 2011-03-09 04:12:39
  macalinka kooxda manchester city roberto mancini ayaa wacdaro iyo la yaab ka dhigay shirkiisii jaraa'id, isagoo soo xirtay maasgaro laga sameeyay david plat bal halkan ka fiirso muuqaalka mancini ama toos u booqo deeyoosport.com....
Koobka Bariga Iyo Bartamaha Afrika Ee Loo Yaqaan Cecafa Kaga Bogo Halkan.
date: 2011-03-09 04:12:39
qormo xiisa leh oo ka hadleysa koobka bariga iyo bartamaha qaarada afrika ee cecafa kaga bogo halkan ama si toos ah u booqo qeybta sportiga ee deeyoo gaar ahaan deeyoosport.com....
Messi,, Messi,, Messi Oo 76 Gool Dhaliyay Sanadkan Aan Dhamaan Isagoo Dhaafay Rikoor Uu Pele Horey U Sameeyay Iyo Natijoyinka Horyalka.
date: 2011-03-09 04:12:39
deeyoosport.com. weeraryahanka wadanka argentina iyo kooxda barcelona lionel messi ayaa si la yaableh ku dhaafay rikoor uu horey u dhigay boqorkii kubadda cagta adduunka pele kaas oo ahaa hal sanno gudahiis inuu dhaliyay 75 gool waxana lionel messi...
Roger Federer Oo U Soo Baxay Finalka Koobka Teeniska Adduunka Kadib Markii Uu Ka Badiyay Andy Murray Oo Uu Ka Aarsaday.
date: 2011-03-09 04:12:39
mucjisada teniska aduunka roger federer oo sanadkan ciil badan uu ka qaaday laba guul daro oo taariikhi ah ka aar gutay xidiga reer britain andy murray, waxa uuna usoo baxay finalka tartankan,, akhriso warka oo buuxa ama toos u booqo deeyoosport.com...
Arsenal Oo Ciilkii Ay Ka Qaaday Bixitaankii Van Persie Qasnadeedii Lacagta U Fureysa Cavani
date: 2011-03-09 04:12:39
kooxda arsenal oo guda gashay sandkeedii 8aad ee koob la,aanta ayaa waxaa sanadahan uga sii daray xidigaha ka hayaamaya oo uu ugu danbeeyay kabtan van persie, waxaa ay hada booskiisii ku buuxin rabaan xidiga uruguay edison cavani akhriso warkan oo dh...
Malaga Iyo Fc Porto Oo Noqday Kooxihii Ugu Horeeyay Ee U Soo Gudba Wareega 16-ka Iyo Natijoyinki Kulamada Caawa.
date: 2011-03-09 04:12:39
  iyada oo ay jiraan kooxo waaweyn oo ka qeyb galaya tartanka weyn ee champions league ayey labada kooxood ee porto iyo malaga noqdeen kuwii ugu horeeyay ee soo baxa, halkan ka akhriso warbixinta oo buuxda amaba toos u booqo deeyoosport.com....
Qiyaas Xageen Joogaa,, Waa Hadal Laga Hayo Marco Materazzi Oo Isku Soo Sawiray Taaladii Laga Sameeyay Isaga Iyo Zidane
date: 2011-03-09 04:12:39
sawirkani waa mid taalo ah bidixda iyo materazzi oo hoos fadhiya, kan kale ee midig waa kii laga sameeyay taaladan.   deeyoo.com, isniin, 05.11.12.   marco materazzi ayaa sawir soo dhigay twitter oo ku leeyahay qiyaas meesha aan joo...
Micheal Ballack Xidig Caan Ahaa Hadana Iska Bixin La' Lacago Lagu Ganaaxay, Shaqo La,aan Darteed.
date: 2011-03-09 04:12:39
  xidigii hore ee chelsea iyo qaranka jarmalka micheal ballack ayaa diiday inuu iska bixiyo ganaax uu kasbaday kadib markii uu xawaare ku waday gaarigiisa, sababta uu ju diiday ka akhriso linkigan amaba toos u gal deeyoosport.com...
Juventus Yaa Qaban Kara 49 Ciyaar Ayaana Laga Badin Halka Ay Koox Waliba Oo Seria A Rabto Inay Noqoto Kooxda Ugu Horeysa Ee Garaacdo
date: 2011-03-09 04:12:39
  kooxda weyn ee juventus ayaa weli dhinaceeda dhulka la dhigi la'yahay sandkan waxa ayna hada mareysaa 49 kulan seria a oo aan weli laga badin bal halkan ka akhriso kulankeedii ugu danbeeyay deeyoosport.com.   deeyoo sport 2012...
Latest News Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
2013-05-08 14:38:37
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa
2013-05-07 18:20:47
Arimaha Bulshada Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36