
Latest News

Top 10 Maanta Waxaa Inoo Saaran Xidigta Caan Baxday Farxiya Fiska Oo 10 Hees Kasoo Xulnay Ku Dhageyso Iyagoo Isku Xiga Mobilkaaga Iyo Pcdate: 2011-03-09 04:12:39
tobanka 10 hees ee farxiya fiska ka dhageyso linkiga hoose weliba waa heeso isku xiga oo mp3 ah kuna dhageysan kartid mobilkaaga iyo pc midki aad doonto ama haysato.
linkigan ama halkan ka gal ama click sii ama guji si aad u dhageysato 10ka hees...

Deeyoo Music Waxaan Maanta Idinkugu Haynaa Sidii Caadada Ahayd Shan Hees Oo Cusub, Ku Dhageyso Mobilkaaga Iyo Pc Kii Aad Doonto.date: 2011-03-09 04:12:39
heeseheena maanta shanta ah waxaa kamid ah heesta ugu horeysa oo ay qaadeyso xidigta reer uk oo loogu magac daray halka ay kasoo caan baxay waa hani uk waxaa kaloo kamid ah xidigaha maanta abdi baadil, lamaane yare, abdirisaaq alteeso iyo f...

Xaflad Tii Ugu Weyneyd Oo Jimcaha Ka Dhici Doonta Magaalada Burco Iyo Xidigaha Ka Heesaya Waxaa Kamid Ah ....date: 2011-03-09 04:12:39
mursal muuse, mohamed bk, mohamed cirro, khadra sinimo, xamda qu'een, asma love iyo muusikiiste ahmed weli furinle sidoo kale waxaan ka maqneyn abwaanka sanadka hassan saleebaan dhuxul laabsaalax ee kasoo qeyb gal wacan dhamaan inta fanka jecel ee ...

Innaa Lillah Waa Ilehi Raajicun,,, Tacsi Aan U Direyno Dhamaan Reer Suudi Jimcaaledate: 2011-03-09 04:12:39
dhamaan maamulka deeyoo.com qeybihiisa kala duwan, waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan reer suudi jimcaale oo aabahood suudi jimcaale axmed maalintii talaadada ahayd ku geeriyooday magaalada muqdisho, waxaan leenahay walaalayaal geeridu waa xa...

Top Ten 10 Xulka Heesaha Iyo Xidigeena Maanta Waa Fanaankii Sanadka Loo Caleema Saaray Mursal Muuse Omar Oo Aan Kasoo Xulnay 10 Hees Play List Mobile Ama Pc Ku Dhageysodate: 2011-03-09 04:12:39
top ten songs maanta waxaa inoo saaran 10 kamid ah heesihii loogu jeclaa xidigii iyo weliba fanaankii sanadka ee qaatay niyada bahweyna jecel fankeena sanadkii lasoo dhaafay ilaa iyo hadda, waxa uu ku guuleystay abaal marinta qaaliga ah oo ...

Heesaha Maanta Ee Shanta 5 Ah Oo Isku Xiga Play List Ah Ku Dhageyso Mobilkaaga Ama Pc Midki Aad Haysato Markaa Deeyoo Musicdate: 2011-03-09 04:12:39
shanta 5 hees maanta uu deeyoo music idiin hayo waxaa kamid ah xidiga weyn ee lafoole oo hees cusub naga soo gaarsiiyay caasimada dalkeena ee muqdisho iyo sidoo kale xidigtii waayahan khadra sinimo oo iyadana hees cusub inaga soo gaarsiisay...

Hambalyo,,, Hambalyo Ahbdirahman Hudeyfi Iyo Sucdi Abdullahi Oo Ku Aqal Galay Caasimada Norway Ee Oslo Hambalyo,,, Hambalyodate: 2011-03-09 04:12:39
dhamaan maamulka shabakada caalamiga ah ee deeyoo.com qeybaheeda kala duwan ayaa hambalyo qaali ah hawada u marinaya mid kamid ah asxaabta warbaahinta iyo weliba walaal qaali ah abdirahman hudeyfi iyo xaajiyadiisa sucdi abdullahi oo ku aqal...

Top Ten 10 Xulka Heesaha Xidigta Maanta Deeyoo Waa Hawo Kiin Oo Aan Idinkaga Soo Xulnay Tobakeeda Hees Ugu Shidandate: 2011-03-09 04:12:39
top ten 10 maanta waa xidigta fanka ee reer uk princess hawo kiin oo aan idinkaga soo xulnay tobankeeda hees oo ugu shidan ama aan is dhahnay waa loogu jecel yahay ee ka dhageyso linkigan hoose riix ama taabo.
halkan riix si aad u dhagey...

Hooyo Macaan Ayaa Kamid Ah Heesaha Aan Idiin Hayno Maanto Iyo Fanaanka Qaaliga Ah Jooqle, Ku Dhageyso Mobile Ama Pc Waa Play List.date: 2011-03-09 04:12:39
asaas baad ii tahoo,, aduunyada waxa ku nool,, anigu hooyooy macaan,, adaan kuugu jecelahee,, adaa uurkaaga iyo,, araxda igu qaadayoo,, i siiyay hooraadada,, indhaha ii kala furoo hooyooy,, iskuul anigoon galin,, afka aan ku hadlayo iyo,, a...

Xulka Heesaha Maanta Ee Shanta 5 Ah Waxaa Kamid Ah Nimco Dareen, Mohamed Bk, Dalmar Yare Iyo Xidigo Kale Ku Dhageyso Mobile Iyo Pc Midkaa Doontodate: 2011-03-09 04:12:39
shanteena hees ee maanta waxaa idinkugu haynaa qaar kamid ah kuwa ugu caansan fankeena oo qaadaya heeso kala duwan oo kala micna ah, linkigan hoose ka gal ama garaaco si aad u wada dhageysato heesahan oo play list ah adigoo isticmaali kara mobilk...