
Latest News

Heestii Muqdisho Iyo Qalanjadii Fanka Fatima Haryan Ayaa Muuqaal La Yaab Leh Lagu Soo Saaray Ee Nala Daawo Heestan Iyo Muqaalkan date: 2011-03-09 04:12:39
fanaan waliba cod iyo hanaan lagu gartuu leeyahay, hees iyo ciyaar buu kaga duwan yahay fanaaniinta intiisa kale, bulshaduna tilmaantaa marka ay is wareystaan hadaba waxaan idiin haynaa fanaanad da' yar magaceeduna yahay fatima haryan, bals...

Hees Cajiib Ah Oo Muujineysa Fikirka Kala Duwan Ee Somalia Iyo Somaliland Ee Nala Dhageyso Fiska Iyo Nimco Yaasiindate: 2011-03-09 04:12:39
heestan magaceedu yahay shan wada dhashay oo ay isla qaadayaan hablihii codkoodu ruxay dhagaha inta fanka jecel ee ku hadasha afka soomaaliga meel kasta oo ay dagaan waa farxiya fiska iyo nimca yasin.
waa hees ka hadleysa fikirka siyaasa...

7 Hees Oo Kala Daran Ayaa Maanta Idiin Haynaa Fiska, Nimco Yasin, Miiraale, Alta, Iskalaji, Aj, Qeys Iyo Wadani, Mobilkaaga Ku Dhageyso Ama Pcdate: 2011-03-09 04:12:39halkan ama linkigan ka dhageyso todobada 7 hees ee maanta oo aan inaba caadi ahayn oo aan idiin soo xulnay waa kuwii ugu danbeeyay ee nasoo gaara waa mp3 ku dhageyso mobile ama pc click here
//
google_ad_client = "ca-pub-0977613840780022...

Fananaka Codka Macaan Ee Reer Swiss Ahmed Zaki Ayaa Soo Saaray Muuqaalka Heestiisii Caan Baxday Ee Shido Ee Daawasho Wacandate: 2011-03-09 04:12:39
ahmed zaki oo kamid ah fanaaniinta dhalinta yar ee sida aadka ah usoo jiitay dhagaha bahda fanka xiiseysa ayaa soo saaray muuqaal kamid ah heesihiisa gaar ahaan heesta shido oo runtii ka hadleysa shidada iyo rafaadka jaceyl.
heestan shid...

Dhamaan Maamulka Shabakada Caalamiga Ah Ee Deeyoo.com Ayaa Tacsi U Diraya Walaasheen Nimco Abdi (dareen) Oo Walaalkeed Geeriyooday ( Innaa Lillahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun ).date: 2011-03-09 04:12:39
dhamaan maamulka deeyoo.com qeybihiisa kala duwan ayaa halkan tacsi tiiraanyo iyo muruga leh uga direynaa walaasheen iyo fanaanadeena qaaliga ah nimco abdi (dareen) oo walaalkeed liibaan abdi ku geeriyooday xarunta maamulka somalida ethiopia ee j...

Innaa Lillah Waa Ilehi Raajicun,,, Tacsi Aan U Direyno Dhamaan Reer Omar Osobledate: 2011-03-09 04:12:39
dhamaan maamulka deeyoo qeybihiisa kala duwan, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer omar osoble oo uu ka geeriyooday ibrahim omar osoble, waxaana leenahay walaalayaal geerigu waa xaq, waa mid na wada sugeysa oo lagu kala hor ...

Shanta Hees Ee Maanta Waa Kuluyihiin Ama Shidanyihiin Waa Lafoole, Fuad Omar Iyo Walaalkiis Sir Mohamud, Mursal Muuse Iyo Alteeso Mp3 Iyo Mobilkaaga Ama Pc Ku Dhageysodate: 2011-03-09 04:12:39halkan ama linkigan ka dhageyso shanta 5 hees maanta oo aad ka wada heli doonto dhamaan fanaaniin caan baxay ayaa ku wada jira ee halkan riix ama ka gal.
//
google_ad_client = "ca-pub-0977613840780022";
/* cuseeb */
google_ad_slot = "3...

Hees Hambalyo Iyo Amaan Ah Oo Ku Socota Khalid Greenford Iyo Xaaskiisa Xalaasha Ayaan Oo Ay Ugu Tala Galeen Borth America Super Stars Daawasho Wanaagsandate: 2011-03-09 04:12:39
xidigaha waqooyiga amerika amaba north america super stars ayaa hees macaan u hibeynaya walaalahood khalid greenford iyo ayaan oo ay leeyihiin farxada aan u qabno guurkiina lama soo koobi karo ee naga hanta heestaan aan idinkugu tala galnay...

Top 10 Ten Fanaanka Caan Baxay Ee Codkiisa Soo Jiitay Halbowlayaasha Fanka Jecel Abdiwahab Booska Nagula Raaxeysta Adinkoo Isticmaalaya Mobil Ama Pc date: 2011-03-09 04:12:39
abdiwahab omar oo loo yaqaano booska ayaa kamid ah fanaaniinta sida aadka ah loo dhageysto heesihiisa oo inta badan ah kuwo jaceyl ah soona jiita dhagaha inta badan dhibanayaasha jaceyl, waxaana uu kamid yahay fanaaniinta fara kutiriska ah ee aadka...

Maanta Oo Axad Ah Waxaan Idiin Haynaa Mar Kale 6 Hees Oo Wada Cusub Oo Aad Ku Dhageysan Karto Mobilkaaga Iyo Pc Ama Nooc Kasta Oo Androids Ah.date: 2011-03-09 04:12:39halkan ama linkigan ka gal ama ka dhageyso 6 hees oo cusub maanta kuna isticmaal ama ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad doonto.
//
google_ad_client = "ca-pub-0977613840780022";
/* cuseeb */
google_ad_slot = "3371597686";
google_a...