Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Juventus oo xustay  laacibkii hore ee kooxda iyo xulka Talyaaniga Scirea iyo wararkii wargeysyada

Gaetano Scirea

05.09.2010, deeyoo.com.

Nadiga juventus ayaa waxay xus xasuus ah u sameysay daaficii hore ee kooxda Juventus iyo xulka Talyaaniga Gaetano Scirea, (Shareeya) kaasi oo ku dhintay shil gaari mudo haatan laga joogo 21 sanno ka hor.

Shireeya waxaa uu ku dhintay shil gaari xilli uu safar shaqo ku joogay dalka Poland halkas oo uu doonayay inuu daawado ciyaar uu ciyaarayay xidig ay si weyn u doonaysay kooxda Juventus sanadkii 1989 kii.

War qoraal ah oo lagu qoray websedka Juventus ayaa lagu sheegay in ay xasuus u sameeyeen xidigii daafaca aan caadiga ahayn ee kooxda Juventus ee Shireeya.

Wuxu ahaa Shareeca xidig daafac ah oo aanan su’aal ka taagnayn hogaanimadiisa daafaca Juventus wuxuna u ciyaaray koxda 552 kulan isagoo marnaba aanan loo taagin calaamadda Roosaha ama casaanka ah.

Wuxuu la qaaday kooxda Juventus 7 horyalka Talyaniga,labo koobka talyaniga,koobka horyaalda yurub,koobka naadiyada caalamka,koobka koobabka yurub oo haatan laga kansalay qaarada yurub,koobka super koobka yurub,koobka Uefa Cup-ka iyo koobab kale oo munaasabo. 

Wargaysyada iyo wararka ay qoreen.

Xidiga kooxda Tottenham Gareth Bale ayaa la sheegay in lagu doonayo lacago badan.

Tababaraha xulka qaranka wadanka Wales John Tishack ayaa sheegay in Bale ay doonayan kooxo badan isla markaana ay ku doonayan lacagyoow badan.

Full story: Daily Mirror

 

Kooxda Spartak Moscow ayaa waxay soo bandhigtay codsi ay ku doonayso xidiga kooxda Chelsea Yuri Zhirkov.

Tababaraha wadanka Ruushka Dick Advocaat ayaa ugu digay xidigaas inuu hello ciyaaro joogto ah hadii uu doonayo inuu kasii mid ahaado xulka Ruushka. 

Full story: Daily Mail

 

Kooxda Tottenham ayaa waxay doonaysaa xidig u ciyaara kooxda Super Sport ee dalka koofur Afrika kaasi oo ah daafaca xulka Koofur Afrika oo lagu magacaabo Bongani Khumalo. 

Full story: Daily Mail

 

Gool hayaha kooxda Tottenham aya ku dhawaaday inuu ku biro koox ciyaarta heerka hoose ee horyaalka Ingiriska markii uu furna suuqa kala iibsiga ciyaartooyda waxana goolhayahaan reer Talyaani uu yahay gool hayaha 3-aad ee naadiga waana 36 jir.
Full story: Talksport

Daafaca wadanka Nigeria Danny SHittu oo 30 jir ah ayaa ku dhawaaday inuu fursad u helo u ciyaaridda kooxda Celtic kadib markii ay iska fasaxday kooxda Bolton. 

Full story: Daily Record

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com