Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Dawson oo dhaawac kaga maqnaanaya Ingiriiska iyo wararkii wargeysyada

Dawson oo dhaawacmay

05.09.2010, deeyoo.com.

Daafaca xulka Ingiriska Michael Dawson oo ka maqnaanaya kulanka  Switzerland v England.

Daafaca xulka wadanka ingiriska iyo naadiga Tottenham Michael Dawson ayaa ka maqnaan doona kulanka isreeb reebka koobka qaramada yurub 2012 oo ay la ciyaarayan todobaadkan dalka Switzerland kadib markii xidigaan uu dhaawac uu soo gaaray kulankii Bulgaria ay la ciyaareen jimcihii.

Daafaca dhexe naadiga Tottenham Michael Dawson ayaa ka dhaawacmay jilibka qeybtii 2-aad kulankii 4-0 ay kaga adkaadeen dalka Bulgaria waxaana dib loogu diray naadigiisa.

Michael Dawson oo 26 jir ah ayaa tijaabo laga qaaday lagu sheegay inuu ciyaari Karin kulankas todobaadkan dalkiisa ingiriiska uu la ciyaarayo dalka Switzerland.

Kadib markii la xaqiijiyay in Michael Dawson uu san ciyaari Karin kulana todobadkan ayaa waxaa loo yeeray oo lagu badalay booskiisa daafaca dhexe kooxda West Ham Matthew Upson.waxaana sidoo kale loo yeeray Phil Jagielka,

Sidoo kale Cahil ayaa waxaa uu noqday xidigii ugu horeeyay ee kooxda Bolton oo u ciyaara xulka Ingiriiska tan iyo Michael Ricketts oo u ciyaaray xulka Ingiriiska 2002 halka Jagielka uu u ciyaaray xulka ingiriska kulankiisa 5-aad waxaana tababare Capello uu doorbiyadaa Upson oo leh khibrad waxaana ka dhinac ciyaaraya xidiga kooxda Evertons Jagielka kulanka ka dhacaya magaalada Basel ee ku taala xadka Dalka Switzerland uu la wadaago dalka Faransiiska.

Kabtanka kooxda West Ham Upson ayaa laga tagay labadii kulan ee  ugu dambeeyay oo ay la kala ciyaaren Hungary iyo Bulgaria inkastoo uu ciyaaray kulamadii koobka adduunka ee dalalka Slovenia iyo Germany ay la kala ciyaareen.

Xidigaha dookha 1-aad ee xulka Ingiriiska John Terry and Rio Ferdinand ayaa ku maqan dhaawacyo kazoo kala gaaray jilibka iyo bowdada.

Dhaawaca soo garay Michael Dawson ayaa u ah aqbaar naxdin leh kooxda Tottenham oo kulamada koobka horyaalada yurub bishan 14-keeda la ciyaaraysa kooxda reer Jarmal ee Werder Bremen iyo kulamada kale ee horyaalka Ingiriiska.

Xidiga cusub ee kooxda ac Milan Zlatan Ibrahimovic ayaa sheegay inuu diiday in uu ku biro Manchester City isagoo ka door biday Ac Milan.

Zlatan Ibrahimovic oo 28 jir ah ayaa sheegay in ay tahay sababta uu ku doortay ac Milan in ay ku guulaysan karto koobab sida horyalka iyo koobka horyaalada yurub.

Full story: the Sun

Xidiga caalamiga wadanka Talyaaniga Marco Borriello ayaa sheegay inuu ku dhawaaday inuu ku biro kooxda Manchester City iyado weeraryahankaas ay kooxdiisa Ac Milan amaahisay naadiga reer Talyaani ee Roma.

 

Full story: Daily Mail

Kooxda Arsenal ayaa doonaysa inay lasoo saxiixato xidiga garabka kooxda PSV Eindhoven Ibrahim Afellay iyadoo xidigaas ay si wayn u doonayso Fiorantino.

 

Full story: talkSport

Kooxda Arsenal ayaa kamid ah dhowr kooxood oo ka dhisan horyalka Ingiriiska kuwaas oo indhaha ku haya xidiga kooxda Dynamo Kiev Maxim Koval oo 17 jir ah.

Full story: Daily Mirror

Everton striker James Vaughan will join Sheffield United or Burnley on loan after the 22-year-old failed to secure a move to Premier League Blackpool during the transfer window.
Full story: Daily Mirror

Kabtanka Aston Villa Stiliyan Petrov ayaa ku booriyay madaxda kooxda Aston villa inay hishiiska toos ugu dhigaan tababaraha haatan sida kumeel gaarka u haya Aston Villa ee Kevin MacDonal.

Full story: talkSport

Taageerayasha kooxda Manchester Utd ayaa lagu wargaliyay inay sameeyaan banan bax xoogan oo ay kaga soo horjeedaan qoyska reer Glazer eel eh naadigaas iyagoo ku aadinaya banaanbaxa cabshada ah kulanka ay la ciyaarayan Liverpool dhamaadka bishan September.

Full story: Daily Telegraph

Dalalka Spain iyo Portugal ayaa suura gal ah inay ku adkaadaan marti galinka koobka adduunka 2018 iyadoo ay madax ka socota Fifa ay rajo ka muujiyeen arintas.

Full story: Independent

Weeraryahankii hore wadanka Ingiriska  Ian Wright ayaa fariin qoraaleed u diray Jemain Defoe  ka hor kulankii jimcaha isagoo u sheegay in looga baahan yahay inuu dhaliyo saddex gool taasina waa uu sameeyay xidiga.

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com