Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Tababarihii hore ee Talyaaniga Donadoni oo daneynaya leylinta kooxda Aston Villa

Donadoni

05.09.2010, deeyoo.com.

Donadoni oo doonaya inuu noqdo Tababraha Aston Villa.

Tababarihii hore xulka wadanka Talyaaaniga ROBERTO DONADONI ayaa sheegay inuu xiiseenayo inuu noqdo tababaraha naadiga Aston Villa iyadoo naadigaas ay doonayso macalin cusub.

Ninkaan reer Talyaani ROBERTO DONADONI ayaa si weyn u jecel inuu qabto koox ciyaaraysa horyaalka Ingiriiska.

Iyadoo ay jirto rabitaanka ku aadan in ROBERTO DONADONI uu qabto xilka macalinimo ee kooxda reer ingiriis ayaa hadana milkiilaha Aston Villa Rany Lerner uu sheegay inuu doonayo tababare khibrad u leh kubadda cagta ingiriska.

Charles Collymore, oo ah nin 46 jir ah kaasi oo ah wakiil ku sugan gudaha wadanka Ingiriiska ayaa xaqiijiyay in Donadoni uu rabo inuu buuxiyo jadaga uu baneeyay tababarihii hore naadiga Aston Villa Martin O’nell.

Mr Collymore ayaa sheegay in Roberto Donadoni uu yahay qof ka bixi kara kubada cagta ingiriiska isla markaana uu xiiseenayo shaqada Aston Villa.

“waa tababare ka baxsan kara ciyaaraha ingiriiska wuxuu noqday tababare heer qaran isagoo hogaamiyay xul weyn sida Talyaaniga wuxuuna haatan doonayaa inuu qabto kooxda Aston Villa isagoo ogsoon in ay naadiga u baahan tahay inay gaarto guulo ayuu yiri Collymore.

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com