Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Ruud Van Nistelrooy oo dib loogu yeeray xulka Holland, Balotelli oo shil gaari ka badbaaday

Van Nistelrooy

30.08.2010, deeyoo.com.

Rug cadaa  Ruud van Nistelrooy oo dib loogu yeeray xulka Holland.

Tababaraha wadanka Holland Bert van Marwijk ayaa ugu yeeray xulka wadanka Holland weeraryahanka xulka Netherland Ruud van Nistelrooy inuu kamid noqdo xulka dalkaas.

Ruud van Nistelrooy ayaa badal u noqon doona Robin van Persie  kulamada labada ah ee is reeb reebka koobka qaramada yurub.

Van Persie ayaa dhaawac uu kazoo gaaray jilibkisa bidix kulanki kooxdiisa Arsenal 2-1 kaga badisay Blackburne.

Kulankii ugu dambeeyay eeVan Nistelrooy uu u ciyaaro xulka Holland ayaa ahayd koobkii qaramada yurub 2008.

Xidigii hore naadiyada PSV,Manchester,iyo Real Madrid Nisterlrooy oo 34 jir ayaa dib loogu yeeray xulkiisa isagoo haatan ku sugan naadiga reer Jarmal ee Hamburg. 

Dalkii laga qaaday koobka adduunka ee Netherland ayaa la ciyaara kulanka ugu horeeya guruubka E dalka San Marini 2- bisha September  iyagoo sidoo kale la ciyaaraya dalak Finland kulana ciyaaraya Amsderdam.

Balotelli oo ka bad baaday shil gaari.

Weeraryahanka kooxda Man City Mario Balotelli ayaa waaxaa uu ka bad baaday shil gaari kadib marki uu ku dhacay gaarigiisa gaari kale oo marayay wado kamid ah wadooyinka magaalada Manchester ee dalka Ingiriska.

Sida ay sheegeen Booliska magaaladas Mario Balotelli ayaa waxaa uu watay gaarigi nooceesu yahay Audi A8  wuxuuna ku dhacay gaari noociisu yahay MNW oo madow ah wuxuuna shilkaas ka dhacay wadada Chester Road, Hulme ee magaalada Manchester.

Booliska ayaa sheegay inuusan dhaawacmin xidiga 20 jirka reer Talyaaniga Mario isla markaana labada gaari laga qaaday goobtii shilka uu ka dhacay.

Labada gaari ayaa dhaawac soo gaaray iyadoo aysan jirin cid kale oo ku dhaawacan tay marka laga tago Mario Balotelli. 

Balotelli ayaa ku biiray kooxda Man City iyadoo 24 Milyan kaga soo iibsatay kooxda ah horyaalka Yurub ee Inter Milan.

 

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com