|
Tababare Mancini oo kufaanay in
Balotelli ka fiican yahay Torres iyo wararkii wargeysyada

24.08.2010, deeyoo.com.
Roberto Mancini oo sheegay in Mario
Balotelli uu ka fiican yahay Fernando Torres.
Tababaraha
kooxda Man city Roberto Mancini ayaa sheegay inuu ogaa Mario
Ballotelli uu ka fiican yahay weeraryahanka wadanak Spain iyo
koxda Liverpool Fernando Torres.
Kadib markii
Mario Balotelli uu dhaliyay goolkii guusha ee kooxda Man City ay
1-9 ugu badisay kooxda ka dhisan wadanka Romania ee Timisoara
isla markaana goolka uu dhaliyay Mario Balotelli ayuu shegay
tababara Mancini in xidigaan uu ka ciyaaro karo boosasbadan
marka loo eego Torres.
“Fernando
Torres wuxuu ka ciyaari kara kaliya weerarka dhexe ama nambarka
9-aad laakin Mario Balotelli wuxuu ka ciyaari karaa boosas badan
ayuu yiri Mancini.
Tababraha
kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa sheegay inuu dalab u
diray ilaa 9 weeraryahan oo wanaagsan kuwaas oo dhalin kara
goolal badan Torres iyo Balotelli waxay ahaayeen labo kamid ah
9-ka weeraryahan ee uu doonaya kaliya wuxu helay Balotelli
isagoo waayay 8 weeraryahan ee kale waxaana kamid ahaa Fernando
Torres Ibrahimovic, Ronaldo, Tevez, Messi iyo kuwo kale.
**********
**********
**********
Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
00252615140242
deeyoo_edit@hotmail.com
|