Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Tababare Benitez oo dalbaday in loo keeno Dirk Kuyt iyo Dos Santos

Kuyt

19.08.2010, deeyoo.com.

Naadiga Inter Milan ayaa waxaa lala xiriirinayaa inay dib u soo cusboonaysiisay rabitaankeedi ku aadanaa weeraryahanka koxda Liverpool iyo wadanka Holland Dirk Kuyt.

 

Inter Milan ayaa dib ugu soo laabatay xidigaan Kuyt kadib markii ay bur bureen wada xaajoodyadii ay ku doonaysay xidiga kooxda Genoa ee Giuseppe Sculli.

 

Kooxda Ah horyaalka yurub Inter Ayaa doonaysay inay ka saxiixdo Sculi hishis shan milyan ah waana 29 jir. 

 

Weeraryahanka kooxda Liverpool Kuyt oo shaqsi ahaantiisa si weyn u jecel inuu mar kale ka hoos ciyaaro Rafael Benitez ayaa kooxda Inter waxay u aragtaa inuu badal toos u yahay xidiga ay waayeen ee Sculli.

 

kooxda Inter ayaa iyana waxay iska iibinaysa xidigaha kala ah Nicolas Burdisso, Victor Obinna, Nelson Rivas, David Suazo iyo  Mancini.

 

dhinaca kale wararka ka imaanaya wadanka Talyaaniga ayaa sheegaya in Inter ay doonayso weeraryahanka kooxda Tottenham iyo wadanka Mexico Giovanni Dos Santos kadib markii ay iibiyeen Mario Bolatelli.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com