Home

Somali Music

Somali video's

Chat Sports

Sports talk

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

  Manchester City oo doonayso in  Robinho ku wareejiso kooxda  Barcelona isla markaana ay lasoo wareegto  Zlatan Ibrahimovic

Robinho iyo Zlatan

17.08.2010, deeyoo.com.

Kooxda Barcelona ayaa ilaalo ka heysa xidiga kacdoonka ka ah kooxda Man City ee Robinho halka Man City iyana ay si weyn u doonayso in ay lasoo wareegto weeraryahanka wadanka Sweden  Zlatan Ibrahimovic.

Tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa ku adkaysanaya in uu heli karo weeraryahankii hore ee kooxda Inter Zlatan Ibrahimovic kaasi oo haatan ku fashilmay joogitankiisa kooxda Barcelona.

Robinho oo lix bilood oo amah ah kusoo qaatay kooxda Santos ee reer Braziil ayaa doonaya inuu ka cayaaro meel aan ahayn Man City iyadoo Barcelona ay tahay mid kamid ah naadiyada donaya xidigas.

Man city aya soo bandhigtay qorshaha is dhaafsiga xidigahaan Robinho iyo Zlatan Ibrahimovic iyado Barcelona ay si weyn u doonayso Robinho halka Man City iyana ay indhaha ku hayso Zlatan Ibrahimovic.

Naadiyada ugu tunka weyn wadanka Talyaaniga ee Juventus iyo Ac Milan ayaa iyana doonaya in ay loolan la galaan naadiga Man city oo ku aadan Zlatan Ibrahimovic kaasi oo sidoo kale naadiyo kale ay u hanqaltagaayaan.

Zlatan Ibrahimovic oo 28 jir ah ayaa tan iyo imaatankiisa kooxda Barcelona kagana soo biiray Inter Milan ayaa waxaa haatan si weyn u jecel macalinkiisa hore ee Roberto mancini kaasi oo kol ku tababari jiray Naadiga Inter Milan ee wadanka Talyaaniga.

Wararka laga helayo kooxda ku ciyaarta garoonka Nou Camp ee Barcelona ayaa sheegaya in tababaraha kooxdas Pep Guardiola uu door bidayo inuu helo xidigii hore ee kooxda Real Madird Robinho kaasi oo ku fashilmay kooxda Man City isla markaana la qabsan waayay kubadda cagta wadanka Ingiriiska.

Dalaaliinta awooodda leh ee kooxda Barcelona ayaa ku qiimeeyay 26 jirka wadanka Brazil Robinho lacago dhan 17 Milyan isagoo kooxda Man City ugu fadhiyo 32 Milyan oo gini oo bishii September 2008 kaga soo iibsadeen Real Madrid.

 

 

Axmed Mooge
Xafiiska Deeyoo Muqdisho
axmed_mooge@hotmail.com
 

00252615140242

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore


Listen & Download

Qur'an Karim

8 Tajwid like =
El-Husary, A-Baset, Al-Ghamdi, El-Shatery and more


Daawo Sallaxley TV



Fiirso Universal TV.



Fiirso Warsan TV.

 

 

 

 

 

 

 


 

©2009  www.deeyoo.com