Keynaan Cabdi Warsame oo magaciisa lagu soo
gaabiyo K`naan waa fanaan Soomaaliyeed oo caan ka noqday
aduunka, wuxuu ku dhashay kuna soo barbaaray caasimada
Soomaaliya ee Moqdishu wuxuuna ka mid yahay dadka soomaaliyeed
ee kasoo barakacay dagaalada weli kasii socda dalkeena.
K`naan iyo hooyadiis waxey u haajireen dalka
Mareykanka markii uu 13 jir ahaa isagoo marlkaas ka dib usii
qaxay dalka uu hada ku nool yahay ee Canada isagoo 18 sano ka
dib mar kale ku laabanaya Somalia, wuxuu la socdaa koobka
aduunka oo safarkiisa Africa ay Somalia qeyb ka tahay.
K`naan oo hada 31 jir ah waa heesaa iyo gabyaa
isagoo alifta heesaha uu ku luuqeeyo wuxuuna nasiib u yeeshay in
lagu casuumo safarka koobka aduunka uu ku marayo qaarada Afrika
wuxuuna ugu dambeyntii ka heeso doonaa furitaanka koobka aduunka
lagu qabanayo Koofur Afrikasanadka soo socda.
K`naan ayaa BBCda qeybta afsoomaaliga u sheegay
marka uu sameynayey heesta caan baxday ee Wavin’ flag inuu
ka fekerayey xaalada ay hada ku sugan tahay Soomaaliya.
Wavin’ flag waxey ka mid tahay albumkiisa ugu
dambeeyey ee Troubadour oo soo baxay sanadkan 2009.
Halkan ka daawo heesta Wavin’ flag ereyada
heesta hoos ka akhriso
When I get older, I will be stronger
They'll call me freedom, just like a wavin' flag
(Hook)
When I get older, I will be stronger
They'll call me freedom, just like a wavin' flag
And then it goes back
And then it goes back
And then it goes back
Ohhhhh
[K'naan]
Born to a throne, stronger then Rome
A violent prone, poor people zone
But it's my home, all I have known
Where I got grown, streets we would roam
Out of the darkness, I came the farthest
Among the hardest survivors
Learn from these streets, it can be bleak
Except no defeat, surrender, retreat
So we strugglin', fightin' to eat
And we wonderin', when we'll be free
So we patiently wait for that fateful day
It's not far away, but for now we say...
(Hook)
[K'naan]
So many wars, settlin' scores
Bringin' us promises, leavin' us poor
I heard 'em say, love is the way
Love is the answer, that's what they say
But look how they treat us
Make us believers, we fight their battles
Then they deceive us
Tried to control us, they couldn't hold us
Cuz we just moved forward like Buffalo Soldiers
But we strugglin', fightin' to eat
And we wonderin', when we'll be free
So we patiently wait for that fateful day
It's not far away, but for now we say...
(Hook) 2x
Ohhhhhhh...
Ohhhhhhh...
Ohhhhhhh...
[Interlude]
And everybody will be singing it
And you and I will be singing it
And we all will be singing it
Ohhhhhhh...
Ohhhhhhh...
Ohhhhhhh...
(Hook) 2x
(Outro)
When I get older; when I get older
I will be stronger, just like a wavin' flag
Just like a wavin' flag, just like a wavin' flag
Flag, flag, just like a wavin' flag