Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Xulka Soomaliya oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho

 

06.05.08, deeyoo.com

 Waxaa garoonka caalamiga Aadan Cadde maanta ka soo dagay wafdi balaaran oo uu hogaaminayay C/qani Saciid Carab oo ah xog hayaha xiriirka kubadda Cagta soomaliyeed.
wafdigaan iyo kooxdii mataleysay xulka qaranka Soomaaliya oo saakay ka soo ambabaxay Magaalda Nayroobi ee dalka Kenya ayaa waxa ay la soo cayaareen xulka wadanka Kenya cayaar qeyb ka ahayd tartanka Yuunyarada Qaaradda Afrika ee da'dooda ka hooseyso 21-ka Sanno.


Wadanka Soomaliya oo rigoorayaal looga soo adkaaday cayaartii dalka Kenya ay la cayaareen ayaa waxaaa ay dib ugu soo laabten magalada Muqdisho iyagoo soo cayaaray ilaa saddex kulan labo kamid ah ayay la cayaareen dalka Kenya iyagoo lugtii 1-aad ka adkaaday dalka Kenya iyagoo ku cayaaray wadanka Jabuuti sidoo kale waxaa ay la cayaareen dalka Niger wana laga adkaaday sidoo kale waxaa ay la cayaareen dalka Kenya oo ay kula cayaareen gurigooda waaana laga soo reebay tartanka juunyarada qaaradda Afrika iyadoo Kenya ay u gudubtay wareegga xiga ee tartanka.


Wafdigaan maanta ka soo dagay garoonka weyn ee Aadan cadde ee Magalada Muqdisho ayaa waxa kamid aha ilaa saddex Garsoore oo ka yimid dalka Tanzaniya iyagoo soo dhex dhexaadiyay cayaar dhex maraysay dalalka Tanzaniya iyo Uganda sida uu websitka Deeyoo u xaqiijiyay Xasan Farey oo ah Kaaliyaha xog-hayaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta.
 
Saddexdaan garsoore ayaa kala ah Saalax Abuukar,Fiidoow iyo Axmed Key,iyadoo xidigihii wadanak Ugandha ay ku Eedeyeen garsoore Axmed Key in uu qalad ka galay kadib markii uu si qaldan labo kamid ah xidigaha wadanka Ugandha uu u siiyay calamadda Casaanka (Roose)
 

Aweys Macalin Maxamed

Xafiiska deeyoo.com

Muqdisho-Somaliya

 

 

deeyoo_admin@hotmail.com.

 

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore