Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

   Bayern Munich oo ku guleysatey horyaalkoodii 21aad
 
Rummenigge oo isagoo fileynin qamri loogu qubeeyey

04.05.2008, deeyoo.com

Naadiga weyn ee Bayern Munich ayaa ku guuleystay horyaalka sanadkaan ee dalka Jarmalka markii ay heleen dhibicdii ay u baahnaayeen kulan ay la yeesheen kooxda Wolfsburg oo ay bareejo goolal la`aan ah lasoo galeen.

Bayern Munich oo sanadkii hore ku guul dareysatey iney galaan kaalinta 3aad oo fursad u siin laheyd ka qeyb galka Champions League ayaa lacago badan qarash gareysey si ay usoo ceshato kaalintii ay kaga jirtay horyaalka Jarmalka iyo weliba kan kooxaha Yurub.

Bayern Munich inkastoo kulankii maanta laga ciyaar wanaagsanaa lagana fursado badnaa ayaa u muuqatey ineysan deg degsaneyn oo aysan enerji badan iska qasaarineyn maadaama ay 1 dhibic oo keliya u baahnaayeen 4ta ciyaar ee u harsaneyd marka lagu daro kulankoodii maanta iyagoo ku guuleystey in dhibicdaas ay aadka u rabeen ay isla maantaba helaan sidaasna ku hantey horyaalka Jarmalka ee sanadkaan.

Bayern Munich wuxuu horyaalkan u noqonayaa koodii 21aad iyadoo ciyaartoydii Bayern ay bilaabeen dabaaldeg iyo damaashaad iyagoo isugu hambalyeynayey guushaan ay soo hoyeen waxeyna ciyaaryahanada qaar qamri ugu qubeeyeen madaxdii iyo macalinkii kooxda.

Kulamadii Todobaadkan:

02.05.08

B. Dortmund Nurnberg 0 - 0

03.05.08

A. Bielefeld Bochum 2 - 0
Hansa Rostock Hamburger SV 1 - 3
Hertha Berlin Karlsruhe 3 - 1
Schalke 04 Hannover 96 1 - 1
VfB Stuttgart Frankfurt 4 - 1
W. Bremen Energie Cottbus 2 - 0

04.05.08

Duisburg Bayer Leverkusen 3 - 2
Wolfsburg Bayern München 0 - 0

Kala horeynta Kooxaha:

1 Bayern München 31 19 10 2 59 18 41 67
2 Werder Bremen 31 17 6 8 67 44 23 57
3 Schalke 04 31 15 10 6 49 32 17 55
4 Hamburger SV 31 13 12 6 40 23 17 51
5 VfB Stuttgart 31 16 3 12 53 48 5 51
6 Bayer Leverkusen 31 14 6 11 54 36 18 48
7 Wolfsburg 31 12 9 10 47 42 5 45
8 Hannover 96 31 11 10 10 46 50 -4 43
9 Eintracht Frankfurt 31 11 10 10 37 44 -7 43
10 Karlsruhe 31 11 9 11 36 42 -6 42
11 Bochum 31 9 11 11 44 48 -4 38
12 Hertha Berlin 31 10 8 13 35 39 -4 38
13 Borussia Dortmund 31 9 9 13 43 54 -11 36
14 Energie Cottbus 31 8 8 15 32 51 -19 32
15 Arminia Bielefeld 31 8 8 15 31 54 -23 32
16 Duisburg 31 8 5 18 32 46 -14 29
17 Nurnberg 31 6 10 15 33 48 -15 28
18 Hansa Rostock 31 7 6 18 27 46 -19 27

 

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore