Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Juventus oo soo celisey xiisihii horyaalka Talyaaniga markii ay ka badiyeen Inter Romana ay badisey

Goolkii Trezeguet

03.2008, deeyoo.com

Xiisihii horyaalka Talyaaniga ayaa markale soo noqdey ka dib markii kooxda Juventus 1-2 kaga soo adkaatey kooxda heysata horyaalka Talyaaniga isla markaana in mudo ah si xarago leh ku hogaamineysey horyaalka sanadkaan oo goor hore dad badan ay sii saadaaliyeen in mar kale ay si fudud horyaaalka ugu guuleysanayaan hase yeeshee natiijadii kulankii xiisaha badnaa ee  ĞDerby d'Italiağ iyo guushii Roma oo 2-1 kaga badisey Empoli ayaa weji kale u yeelay xiisaha horyaalka oo farqiga xaga dhibcaha u dhexeeya labadan koox ka dhigay 4 dhibcood xili ay 8 kulan kooxdiiba u harsan tahay.

Inter oo garoonkooda San Siro lagu ciyaarayey isla markaana ay usoo daawasho tageen ku dhowaad 80,000 ayaa la filaayey in 3da dhibcood la hoyan doonto hase yeeshee Juventus ayaa tustey in weli ay tahay koox weyn oo aan sinaba dhibceheeda loogu sii xisaabtami karin, ciyaaryahan Comoranezi ayaa Juventus u dhaliyey gool wax yar ka dib markii kaambiyadii laga soo laabtey iyadoo gooldhaliyaha weyn ee reer Fransa Trezeguet uu goolkii labaad u dhaliyey daqiiqadii 63aad taasoo qalqal ku riday Inter oo inta badan ka ciyaar wanaagsaneyd ayaa hadana laga fursado badnaa maadaama ay Juventus ciyaareysey koontaro.

Inter ayaa waxoogaa rajo iney hal dhibic hesho ah kusoo noqotey markii uu Maniche gool u dhaliyey daqiiqadii 82aad, Inter ayaa sii labalaabtey weerarkii ay ku hayeen Juventus halka Juventus waxeyna u ekeyd iney dhibicdii ay ku dagaalamayeen heleen daqiiqadii 91aad markii uu ciyaaryahan Maniche helay fursad aad qaali u aheyd hase yeeshee ay birta kaga dhacdey gabagabadii ciyaartana noqotey Inter 1-2 Juventus.

Roma ayaa 3dii dhibcood ka qaadatey Empoli oo ay 2-1 kaga badiyeen isla markaana kusoo dhowaadeen Inter oo ay hada 4 dhibcood oo keliya usoo jirsadeen. Goolasha Roma waxaa kala dhaliyey Tonetto (33) iyo Panucci (64)

Kala horeynta kooxaha

Kulamadii Todobaadkan

1 Inter 30 68
2 AS Roma 30 64
3 Juventus 30 58
4 Fiorentina 30 53
 
5 AC Milan 30 49
6 Udinese 30 47
 
7 Sampdoria 30 46
8 Genoa 30 39
9 Atalanta 30 38
10 Lazio 30 37
11 Napoli 30 37
12 Palermo 30 36
13 Siena 30 35
14 Torino 30 31
15 Parma 30 29
16 Catania 30 29
17 Livorno 30 28
 
18 Cagliari 30 28
19 Reggina 30 27
20 Empoli 30 26

Tartanka gooldhalinta:

Dhanka gooldhalinta waxaa min 17 gool kuwada hogaaminaayo David Trezeguet oo Juventus ah iyo Borriello oo Genoa ah waxaana kusoo xiga Zlatan oo Inter ah iyo Mutu oo Inter ah oo min 15 gool leh.

Atalanta - Catania 0-0. T: 10.000.
Fiorentina - Lazio 1-0 (0-0). F: Giampaolo Pazzini (77). T: 30.000. guduud Massimo Mutarelli (37), Lazio.
Inter - Juventus 1-2 (0-0). I: Maniche (83). J: Mauro Camoranesi (49), David Trezeguet (63). T: 78.000.
Palermo - Genoa 2-3 (1-1). P: Amauri (rig. 21, 90). G: Luciano Figueroa (27), Omar Milanetto (50), Abdoulay Konko (62). T: 22.000.
Reggina - Napoli 1-1 (0-0). R: Franco Brienza (90). S: Roberto Sosa (75). T: 15.000.
Roma - Empoli 2-1 (1-0). R: Max Tonetto (33), Christian Panucci (64). E: Sebastian Giovinco (50). T: 33.000. guduud: Simone Perrotta (57), Roma.
Sampdoria - Cagliari 1-1 (0-1). S: Daniele Franceschini (90). C: Pasquale Foggia (41). T: 20.000.
Siena - Parma 2-0 (0-0). S: Massimo Maccarone (rig. 88, 90). T: 11.000.
Torino - Milan 0-1 (0-0). A: Alexandre Pato (66). T: 22.000.
Udinese - Livorno 2-0 (1-0). U: Fabio Quagliarella (17), Antonio Di Natale (47). T: 13.000.

Kulamada soo socda

29.03.08
Cagliari Roma

Lazio

Inter
30.03.08
AC Milan Atalanta
Catania Torino
Empoli Sampdoria
Genoa Reggina
Juventus Parma
Livorno Siena
Udinese Fiorentina
 Napoli Palermo

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore