Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Inter oo inkirtey iney xiriir qarsoodi ah la yeesheen HlepPicture
Hlep

21.03.2008, deeyoo.com

Naadiga Inter ayaa markii ugu horeysey warsaxaafadeed kasoo saartey warar ay baryahan saxaafada Ingiriiska qorayeen oo markii dambane ay saxaafada Talyaaniga minguuriyeen oo sheegayey in ciyaaryahan Hlep iyo wakiilkiisa ay kulan qarsoodi ah la yeesheen hogaanka Inter si ay uga wada hadlaan suurtagalnimada inuu Inter usoo wareego.

Kulankaan ayaa sida la sheegay dhacay hal habeen ka hor kulankii ay Arsenal 2-0 kaga soo badiyeen Milan inkastoo Wakiilka Hlep sheegay in wax kulan ah aysan la yeelan Inter hase yeeshee uu isaga  iyo Hlep magaalada isaga dagteen si Jalaato usoo iibsadaan.

Tababare Wenger ayaa aad uga caroodey Hlep ooo fasax la`aan ka tegey Hotelkii ay degenayeen wuxuuna ku hanjabay in Inter uu dacwad ku oogi doono.

- Inagoo tixraaceyna wararka ay qoreen saxaafada Ingiriiska iyo kuwa Talyaanigaba waxeynu cadeyneynaa in naadiga Inter aysan wax kulan ah la yeelan ciyaaryahan Hlep, sidoo kale waxaan cadeyneynaa ineysan jirin wax cabasho ah oo naga soo gaarey kooxdiisa Arsenal ayaa lagu yiri bayaanka ay soo saareen Inter.

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore