Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Barcelona oo mar kale bareejo gashay, rajadii ay ka qabeen hanashada horyaalka oo mugdi sii galeysa

Messi

13.04.2008, deeyoo.com

Barcelona ayaa mar kale ku guuldareysatey iney badiyaan isla markaana cadaadis saaraan kooxda sida xaragada leh hogaanka ku haysa ee Real Madrid markii ay bareejo 2-2 ah lagaleen kooxda Recreativo Huelva.

Laba gool oo uu dhaliyey gooldhaliyaha weyn ee Barceolna Eto`o iyo xidiga mucjisada ah Messi oo dhaawac dheer kasoo labbtey ka sokow uma suura gelin Barcelina iney ka badiyaan kooxda Recreativo Huelva ka dib laba gool oo uu kooxdiisa u dhaliyey Marco Rubin oo u jawaabay goolashii Eto`o.

Messi oo aan garoomada lagu arkin mudo 6 todobaad aha ayaa sacab lagu soo dhoweeyey markii uu bedel kusoo galay hase yeeshee markii ay ciyaarta dhamaatey ayey taageerayaasha Barcelona oo ka careysan natiijadan bilaabeen iney maryo cad cad haatiyaan.

Valencia ayaa markii 9aad gurogooda lagaga badiyey horyaalka sanadkan iyadoo kooxda Racing Sentader ay 2-1 ugu awood sheegatey waxaana sii kordhaayo cadaadiska heysta macalinka Valencia Ronald Koeman ayna u badan tahay inuu shaqadiisa waayo marka uu dhamaado horyaalka sanadkan.

Kulamada maanta iyo caawa:

Betis - Levante, Deportivo La Coruña - Athletic Bilbao, Espanyol - Osasuna, Getafe - Zaragoza, Mallorca - Sevilla, Valladolid - Atletico Madrid, Real Madrid - Murcia, Almería - Villarreal.

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore