Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Barcelona iyo Man.United oo isku arki doono semifinaalaha Champions League

Eto`o iyo Yaya Toure

09.04.2008, deeyoo.com

Man.United iyo Barcelona ayaa sidii la filaayey usoo gudbay semifinalaha tartanka horyaalada kooxaha Yurub ee Champions League markii ay min 1-0 uga kala adkaadeen kooxaha Roma iyo Schalke 04.

Man.United oo kulankii hore ee ay Roma kula soo ciyaareen magaalada Roma kusoo badisey 2-0 ayaa nasisay ciyaaryahano muhiim ah oo ay ka mid yihiin Scholes, C.Ronaldo iyo Rooney tasoo ay ku dhowaatey Roma iney ka faa`iideysato hase yeeshee ya iska wada qasaariyeen fursado badan oo ay heleen oo si gooni ah looga xusiSLAPPET AV PÅ BENKEN: Cristiano Ronaldo kom aldri inn, mens Wayne Rooney fikk noen minutter i 2. omgang. karo rigoore uu kooxdiisa ka qasaariyey De Rossi qeybtii hore ee ciyaarta.

Man.United oo ay kalsooni badan ka muuqatey kulankaan ayaa dhankooda fursado iska qasaarisey waxaase ka badnaa halka gool oo uu Tavez madax ku dhaliyey oo isku darka natiijada labada kulan ka dhigay 3-0 ay Manchester United ugu soo gudubtay semifinaalaha Champions League sanadkii 2aad oo isku xiga isla markaana iskoor cusub u dhigtay taariikhda tartankaan iyagoo noqdey kooxdii ugu horeysey ee 11 kulan oo xiriir ah gurigooda ku badisa kaasoo hore ay u heysatey Juventus oo ku hakatey 10 kulan oo isku xiga.

Man.United waxaa sugeysa kooxda Barcelona oo isku darka labada kulan 2-0 ku quusisay kooxda Jarmalka ee Schalke.

Kulankii Barcelona iyo Schalke ayaa u ekaa mid miisaaman oo weear iyo weerar celis leh iyadoo qeyntii hore labada kooxba ay iska qasaariyeen fursado aad qaali u ahaa ka hor intii uusan ciyaaryahan Yaya Toure gool u dhalin kooxdiisa Barcelona 2 daqiiqo ka hor dhamaadkii qeybtii hore.

Qeybtii dambe ee ciyaarta ayaa waxoogaa qabowdey inkastoo fursado ay heleen labada koo hadana midkoodna uma suuroobin in wax gool ah uu dhaliyo iyadoo gabagabadiina noqotey Barcelona oo gool iyo waxba ku sabarsiisay Schalke04.

Kooxaha Man.United iyo Barcelona oo isaga hor yimaado tartankaan waxaa ugu dambeysey sanadkii 1998-99 iyadoo kulankii hore ee lagu ciyaarey Barcelona oo ka mid ah kulamadii ugu xiisaha badnaa taariikhda tartankan uu ku dhamaadey bareejo 3-3 iyadoo markii la yimid Old Trafford ay Man.United 1-0 ku badisey.

Kulanka labadan koox ee semifinaalaha ayaa dhici doono 23ka bishaan hadii Alle idmo.

 
Dib u xusuuso kulankii xiisaha badnaa ee Barcelona vs Man.United 98-99

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore