Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Inter oo xajisatey hogaanka horyaalka, Roma oo aan weli quusan

Vieira iyo Balotelli

06.04.2008, deeyoo.com

Xidiga 17 jirka ah ee Inter Mario Balotelli ayaa goolkii guusha u dhaliyey kooxdiisa oo 2-0 kaga adkaatey kooxda Atalanta una suura geliyey in weli Inter 4 dhibcood ku hogaamiso horyaalka maadaama Roma ay iyagana badiyeen oo ay 3-2 ku dhufteen kooxda Genoa.

Balotelli oo ah xidig mustaqbal wanaagsan ku leh ciyaarta kubada cagta ayaa goolkan u ahaa goolkiisii 1aad ee uu horyaalka Talyaaniga ka dhaliyo, Inter goolka 1aad waxaa u dhaliyey Vieira.

Fiorentina ayaa 2-0 ku goosatey Reginna kuna sii dhowaatey iney gasho kaalinta 4aad oo aad muhiim u ah ayna isku heysataan kooxda heysata horyaalnimada Yurub ee Milan oo dhankooda 3-1 ku qaarijiyey kooxda Cagliari.

Juventus oo aan rajo ka leheyn horyaalka isla markaana u eg iney xalaaleysteen ka qeyb galka iskala reebka koobka Champions League sanadka soo socda ayaa guul darro lama filaan ah kala kulantey kooxda Palermo oo 3-2 kaga adkaatey.

Kulamadii Todobaadkan:

05.04.08
Roma Genoa 3 - 2
AC Milan Cagliari 3 - 1
06.04.08
Atalanta Inter 0 - 2
Catania   Napoli 3 - 0
Fiorentina Reggina 2 - 0
Parma Lazio 2 - 2
Sampdoria Livorno 2 - 0
Siena Udinese 1 - 1
Torino Empoli 0 - 1
Palermo Juventus 3 - 2

Kala horeynta Kooxaha:

1 Inter 32 21 9 2 59 21 72
2 Roma 32 20 8 4 58 32 68
3 Juventus 31 16 10 5 53 28 58
4 Fiorentina 32 16 8 8 47 32 56
5 AC Milan 32 14 10 8 48 28 52
6 Sampdoria 32 15 7 10 46 37 52
7 Udinese 32 14 9 9 43 40 51
8 Genoa 32 11 9 12 40 46 42
9 Atalanta 32 10 11 11 46 46 41
10  Napoli 32 11 7 14 41 47 40
11 Lazio 32 9 12 11 39 41 39
12 Palermo 32 10 9 13 42 51 39
13 Siena 32 8 13 11 34 39 37
14 Torino 32 6 16 10 32 39 34
15 Catania 32 7 11 14 28 38 32
16 Parma 31 6 12 13 37 49 30
17 Livorno 32 6 11 15 29 47 29
18 Empoli 32 7 8 17 25 45 29
19 Reggina 32 5 12 15 27 47 27
20 Cagliari 32 7 8 17 29 50 26

 

 

Asad A. Omar "afey"

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore