|
Real Madrid oo bareejo gashay
kuna dhow hanashada horyaalka Spain markii ay Barcelona ka
faa`iideysan weysey
Tababare Rijkaard
06.04.2008, deeyoo.com
Barcelona waxey bareejo 0-0 ah la galeen kooxda Getafe
natiijadaas oo u eg iney ku macsalaameeyeen rajadii ay ka
lahaayeen hanshada horyaalka maadaama ay mar kale iska
qasaariyeen fursad ay ugu soo dhowaan kareen kooxda hogaanka
heysa ee Real Madrid oo sidoo kale iyagana bareejo 1-1 ah la
galay kooxa Mallorca.
Barcelona oo kulankaan aad uga gacan sareysey kooxda Getafe
ayeysan usuurta gelin iney gool dhaliyaan inkastoo ay heleen
fursado badan oo goolal lagu dhalin karay iyagoo 3 jeerna birta
ku dhuftey.
Dhamaadkii ciyaarta ayey taageerayaasha Barcelona oo aad uga
xumaa fursadaha tirada dhaafay oo ay heleen si ay ugu soo
dhowaadaan Real Madrid oohadana aysan ka faa`iideysan ayaa maryo
cad u haatiyey tababare Rijkaard taasoo ay ula jeedeen BYE BYE
(kooxda isaga tag).
Barcelona oo hada kaalinta 2aad ay iskula jiraan kooxda
Villareal oo kulankoodii laga badiyey ayaa farqiga xaga dhibcaha
ee u dhexeeya iyaga iyo kooxda ay sida weyn u xafiiltamaan ee
Real Madrid uu 7 dhibcood yahay xili kulamada hareyna ay 7
yihiin, waxaa aad loogu maleynayaa in rajo kasta ay ka qabeen
hanashada horyaalka sanadkan ay buur dheer sii koreyso.
Barcelona waxey badisey mid ka mid ah 6dii kulan ee ugu
dambeysey horyaalka iyagoo mar kasta oo ay Real bareejo gasho
ama laga badiyo ku guuldareysanaayey iney fursadaas ka
faa`iideystaan.
| Kulamadii
Todobaadkan |
Kala horeynta
kooxaha |
| 06/04 |
| Barcelona -
Getafe 0-0 |
| Sevilla -
Villarreal 2-0 |
| A. Bilbao -
Espanyol 1-0 |
| A.Madrid -
Almeria 6-3 |
| Murcia - Valencia
1-0 |
| Levante -
Valladolid 0-3 |
| Santander -
Deportivo 1-3 |
| Zaragoza - Real
Betis 0-3 |
| 05/04 |
| Mallorca - Real
Madrid 1-1 |
| Osasuna -
Recreativo 0-1 |
|
| 1 |
Real Madrid |
31 |
65-30 |
66 |
| 2 |
FC Barcelona
|
31 |
60-29 |
59 |
| 3 |
Villarreal |
31 |
52-39 |
59 |
| 4 |
Atletico Madrid
|
31 |
56-39 |
53 |
| |
| 5 |
Racing Santander
|
31 |
35-30 |
50 |
| 6 |
Sevilla |
31 |
60-42 |
48 |
| |
| 7 |
Espanyol |
31 |
40-43 |
45 |
| 8 |
Athletic Bilbao
|
31 |
31-29 |
43 |
| 9 |
Almeria |
31 |
31-35 |
42 |
| 10 |
Mallorca |
31 |
50-43 |
41 |
| 11 |
Real Betis |
31 |
39-43 |
41 |
| 12 |
Getafe |
31 |
37-39 |
40 |
| 13 |
Dep. La Coruņa
|
31 |
39-43 |
40 |
| 14 |
Valencia |
31 |
34-47 |
39 |
| 15 |
Valladolid |
31 |
38-50 |
38 |
| 16 |
Osasuna |
31 |
32-34 |
37 |
| 17 |
Recreativo |
31 |
33-49 |
36 |
| |
| 18 |
Zaragoza |
31 |
41-54 |
33 |
| 19 |
Murcia |
31 |
28-48 |
29 |
| 20 |
Levante |
31 |
25-60 |
19 |
|
Asad A. Omar "afey"
deeyoo_edit@hotmail.com |