Sport news

Other news

Somali songs

Somali video's

Chat

Sports conver

Contacts

 

Dhageyso  B B C
Saacadda 11:00
Saacadda 14:00
Saacadda 18:00
Dhageyso
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 4:00PM
Dhegeyso idaacada fiidnimo Saacadda 7:00PM
Dhegeyso idaacada dambe Saacadda 8:00PM


Click here to all somali links

Downloads

Qur'aan 114
Real Player
Flash Player
Java script
Veoh player
DivX Player
Audio Recorder
GOM video Player
FLV converter
 

Useful Links

Google
Gmail
Hotmail
Yahoo
Download
Youtube
dailymotion
Myspace
 

 

 

 

 

Junyarka qaranka Soomaliya oo ku jira diyaar garoowgii ugu dambeeyay ka horkulamada  ay la yeelanayaan dalalka Niger iyo Kenya
Xulkeena kubada cagta

03.04.2008, deeyoo.com

Xulka Junyarka qaranka Soomaliya ayaa waxaa uu ku guda jiraa diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee uu isugu diyaarinaayo kulamada uu lakala yeelanaayo xulalka Niger iyo Kenya taa oo ka dhacaysa dalka Jabuuti.

Xulka qaranka ooo hatan tababarkii ugu dambeeyay ku qaadanaya garoonka Stadium Conis ee magalada Muqdisho ayaa waxa galab iyo subax kasta halkaasi ay ku qaataan casharo tababar.

Xulkaan oo ah under 20 xidigaha da’dooda ka hooseyso 20-ka sanno ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta axadda ay ka ambabaxaan magaalada Muqdishu iyagoo ku sii jeeda Dalka Jabuuti halkaasi oo cayaarta ugu horeyso ay la cayarayaan dalka Niijer taariikhdu marka ay tahay 11 bishan Aprill iyagoo cayarat kale ay la cayarayaan dalka Kenya.

Aweys Maxamed Macalin
Deeyoo.com

Xafiiska wararka
Muqdisho-Somaliya

 

deeyoo_edit@hotmail.com

 
 Halkan riix si aad deeyoo.com uga dhigato bogga hore