HomeNewsBandhiga DeeyooWararka XidigahaArimaha FankaMusic Sport Contacts
Fanaanada Da'da Yar Sahruuja Ayaa Heesteedii Labaad Oo Muuqaal Ah Soo Saartay Isbuuc Gudihiis Ee Nala Daawada Saaxiibayaal.
2013-02-23 00:58:59

Fanaanada reer Waqooyiga Ameerika Sahruuja ayaa mar kale banaanka soo dhigtay hees aad u macaan oo dhan kasta laga soo diyaariyay, hadey noqota Cod, Laxan, Ereyo, Musik iyo weliba kan ugu quruxda badan intaba oo ah Muuqaalka Heesta ama Video.

 

Sahruuja ayaa u muuqata fanaanad soo nooleyneysa fankii Banaadiriga oo sanadahaan u muuqday mid shumaciisu sii dhacayo, waxaan rajeyneynaa inay soo baxaan xidigo kale oo sida Sahruuja soo nooleeya Banaadiriga ama Xamariga oo xilli ahaa kan loogu jecelyahay 


Heestan magaceedu yahay Halistii Jaceylka waxaa muuqaalkan qurxoon inoo sahlay Producer iyo Film qaade culus Ibrahim Eagle iyo Samatar Said Salah oo gacan weyn ka geystay soo bixida heestan macaan ee nala daawada saaxiibayaal.

Heesaha Sahruuja Siman oo Mp3 ama maqal ah halkan ka gal.

 

 

Heestii hore ee Awdaare halkan hoose ka daawo.

 

 

 

Latest News Qalanjada fankeena fatima haryan iyo xidigaha holland oo show heer sare ah ku dh
2014-11-28 21:45:51
Xidigta banaadiriga reer swiss xaawo xarago ayaa soo saartay muuqaalka heestii x
2014-11-27 23:52:10
Nimco dheeman waa hees cusub oo uu qaadayo fanaan kamid ah kuwa ugu da'da yar fa
2014-11-27 19:26:55
Hees muuqaal cusub ah iyo xidigaha yurub geenyo iyo mukhtar osman daawasho wacan
2014-11-27 18:59:06
Muuqaal aan kasoo qabanay nabada iyo bilicda muqdisho ee habeenkii iyo heestii q
2014-11-25 23:07:17
Hees muuqaal ah oo qiiro leh laguna dhiiri gelinayo dhalinyarada ayuu soo saaray
2014-11-24 19:45:33
Fanaanka stylka mahad jeesto ayaa muuqaal cajiib ah u sameeyay heesta cusub ee s
2014-11-24 17:40:12
Hees xanuun iyo uurkutaalo badan oo loo qaaday xaqa dumarka fanaaniinta maandeeq
2014-11-23 18:08:52
Fanaanad iyo xidig cusub oo cajiib ah oo usoo baxday fankeena princess istaahil
2014-11-16 15:04:00
Boqorada codka fankeena casriga farxiya fiska ayaa soo saartay hees cusub oo mag
2014-11-15 22:56:36
Arimaha Bulshada Qalanjada fankeena fatima haryan iyo xidigaha holland oo show heer sare ah ku dh
2014-11-28 21:45:51
Xidigta banaadiriga reer swiss xaawo xarago ayaa soo saartay muuqaalka heestii x
2014-11-27 23:52:10
Nimco dheeman waa hees cusub oo uu qaadayo fanaan kamid ah kuwa ugu da'da yar fa
2014-11-27 19:26:55
Hees muuqaal cusub ah iyo xidigaha yurub geenyo iyo mukhtar osman daawasho wacan
2014-11-27 18:59:06
Hees muuqaal ah oo qiiro leh laguna dhiiri gelinayo dhalinyarada ayuu soo saaray
2014-11-24 19:45:33