HomeNewsBandhiga DeeyooWararka XidigahaArimaha FankaMusic Sport Contacts
Heeso Muuqaal Ah Oo Laga Qaaday Xafladii Valantine Party London 2013 Ka Daawo Halkan Abdifatah Yare, Hani Uk & Super Khalid
2013-02-17 15:25:59

 

Xaflad aad looga soo shaqeeyay oo ku beegneyd Maalinta Jaceylka ama Valantine ayaa ka dhacday magaalada London, waxaan idinkaga haynaa Muuqaalo iyo heeso macaan oo ay ka qaadeen xaflada Xidigaha kala ah Super khalid, Abdifatah Yare iyo Hani Uk.

 

Xidigahan ayaa soo bandhigay heybada fankooda si la yaab lehna u qanciyay dhamaan intii nasiibka u yeelatay inay kala soo qeyb galaan bandhig faneedka habeenka.


Muuqaalada heesahan waxaa fududeeyay ama soo diyaariyay Abdinasir Cirro oo kamid ah inta fara kutiriska ah ee khibrad buuxda u helay casriyeynta muuqaalada heesaha dalkeena iyo waayahan danbe, waxa uuna horey u sameeyay muuqaalo ama Clips caan ka ah meel walba oo ay Soomaalidu ka degto dunida, anaguna waxaan leenahay hambalyo dadaalkaaga iyo aqoontaada aad uga faa'iideysay fanka iyo fanaaniinta dadkeena.

 

 

 

 

 

Heesaha kale wax yar kadib filo.

 


Latest News Fanaanada caan baxday fartun omar ayaa sanadkan 2014ka kusoo xirtay muuqaal caji
2014-12-19 21:01:32
Fanaanka wadaniga ah aidarus maliboy oo mar kale soo saaray hees wadani ah ee da
2014-12-19 17:45:37
Hees af oromo ah oo ay wada qaadayaan fanaanadeena sanadka hodan abdirahman iyo
2014-12-19 16:49:33
Wax la sugaba hadey soo dhacday jawaabta heestii hadaadan tumeyn iyo codka alfan
2014-12-18 17:22:44
Xidigaha sanadkan soo baxay ee fankeena si layaab lehna magac ku heleen sanad gu
2014-12-17 22:29:49
Aroos farxad leh iyo hambalyo ku socota yahye dahir elmi iyo munira hassan moham
2014-12-17 00:28:01
Kiin jaamac yare fanaan kasbaneysa magac iyo taagerayaal xad dhaaf ah maalin kas
2014-12-16 20:16:33
Fanaanadeena qaaliga ah deeqa ahmed ayaa soo saartay muuqaalka heesteeda macaan
2014-12-16 19:36:26
Hees xusuus qaraami ah oo aad u macaan iyo codka dahabiga ah ee boqorada codka f
2014-12-15 16:20:51
Hodan abdirahman fanaanadeenii sanadka oo hees jaceyl ah u hibeysay xaajigeeda x
2014-12-10 18:09:54
Arimaha Bulshada Fanaanada caan baxday fartun omar ayaa sanadkan 2014ka kusoo xirtay muuqaal caji
2014-12-19 21:01:32
Fanaanka wadaniga ah aidarus maliboy oo mar kale soo saaray hees wadani ah ee da
2014-12-19 17:45:37
Hees af oromo ah oo ay wada qaadayaan fanaanadeena sanadka hodan abdirahman iyo
2014-12-19 16:49:33
Wax la sugaba hadey soo dhacday jawaabta heestii hadaadan tumeyn iyo codka alfan
2014-12-18 17:22:44
Xidigaha sanadkan soo baxay ee fankeena si layaab lehna magac ku heleen sanad gu
2014-12-17 22:29:49