HomeNewsBandhiga DeeyooWararka XidigahaArimaha FankaMusic Sport Contacts
Fartun Birimo Ayaa Markii Ugu Horeysay Nolosheeda Hees Muuqaal Ah Kasoo Saartay Caasimada Soomaaliya Ee Muqdisho.
2013-02-17 14:33:36

Nabada ka iftiintay Muqdisho oo horseed u noqotay inay ku dhiiradaan Qurbo joog fara badan oo si xowli ah u tagaya dalkeena Soomaaliya, waxa ayna isugu jiraan bulshada qeybeheeda kala duwan. Anaga oo ka hadalna inta badan Arimaha Bulshada iyo Fanka ayaan dhankaa xooga saareynaa.


Hadaba fanaanada caanka ah ee Fartun Birimo ayaa kamid noqotay dadkii nasiibka u yeeshay inay tagaan Muqdisho, waxa ayna kamid noqoneysaa dhowr fanaan oo xilliyadii ugu danbeeyay kasoo dagayay garoonka caalamiga ah ee Muqdisho, waxa ayna markiiba soo duubtay muuqaalka hees aad u macaan oo magaceedu yahay Koronkor Jaceyl.


Heestan ayaa laga sii daayay TV-ga Qaranka SNTV oo runtii mudan amaan iyo dhiiri gelin, maadaama ay ka shaqo bilaabeen magaalada ugu Khatarta badan dunida, iyo weliba meesha ugu badan aduunka ee lagu dilo wariyayaasha.


Heesta Koronkor Jaceyl iyo Fartun Birimo Daawasho wanaagsan.

Latest News Fanaanada qaaliga ah ee hani uk ayaa hees u qaaday madaxweynaha cusub ee khaatum
2014-09-02 12:38:27
Gole dhaqan oo loogu magac daray halyeeygii weynaa abdulle raage taraawil ayaa l
2014-09-02 12:32:49
Hani uk (quruxda fankeena) ayaa sameysay xayeesiin ganacsi kadib markii ay dhowr
2014-08-31 11:02:14
Heestii xaruntii dalkeygow iyo xidigta reer swiss mandeq nuur oo loo sameeyay mu
2014-08-31 10:47:38
Hees muuqaal ah oo laga sameeyay qiso jaceyl oo dhab ah iyo alfanaan abdirahman
2014-08-31 10:26:30
Hees loo sameeyay magaalada hargeysa oo lagu amaanayo bilicda, nabada, horumarka
2014-08-26 05:57:37
Dagan waa hees aad looga soo shaqeeyay oo hab casri ah loo sameeyay iyo alfanaan
2014-08-23 12:13:19
Shanti somali waa hees muuqaal ah oo wadani ah iyo fanaanadeena qaaliga ah sahra
2014-08-23 11:51:52
Hees aad u macaan iyo xidiga reer sweden saadaq seyga oo muuqaal heer sare ah la
2014-08-23 11:28:30
Quruxda fanka hani uk iyo alfanaan abdinur jazz ayaa soo saaray hees jaceyl ah o
2014-08-18 00:10:41
Arimaha Bulshada Fanaanada qaaliga ah ee hani uk ayaa hees u qaaday madaxweynaha cusub ee khaatum
2014-09-02 12:38:27
Gole dhaqan oo loogu magac daray halyeeygii weynaa abdulle raage taraawil ayaa l
2014-09-02 12:32:49
Hani uk (quruxda fankeena) ayaa sameysay xayeesiin ganacsi kadib markii ay dhowr
2014-08-31 11:02:14
Heestii xaruntii dalkeygow iyo xidigta reer swiss mandeq nuur oo loo sameeyay mu
2014-08-31 10:47:38
Hees muuqaal ah oo laga sameeyay qiso jaceyl oo dhab ah iyo alfanaan abdirahman
2014-08-31 10:26:30