HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Heestii Ugu Jaceylka Badneyd Iyo Qoraalkeeda Is Wata Ka Dhageyso Kama Akhriso Halkan Laki Haji Waceys
2013-02-12 13:27:02

Heestaan jaceylku ku dhamaaday laguna tilmaamayo dhibaatadiisa, waa codkii naxariista lahaa ee Laki Haji Wacey, ereyada iyo laxabku waa Mohamed Omar Buux iyo Musigii Mohamed Weerow.


Halkan hoose waa ereyada ama Lyrics heesta ee nala akhriso jaceylkan.


Naf wax jecel il nugulaa,,,

Awoodiisu maqanaa,,,

Uurkiisu siduu rabo,,,

Afka inuu ka sheegto

Alleylehe ku adagaa

Dadna ruux itaal iyo

Duruufuhu asteeyeen

Aramidu u daranaa

Eeduna ku badanaa

Arimaha kalgacalkuna

Nin wax haystiyo

Waaya arag u fududaa

Ogoowey jaceylkuna

Iimaan daryeeliyo

Asturaad ku wacanaa


V2


Qof wax neceb af adagaa

Oraahdiisu kululaa

Dhaayihiisa eegmada

kugu gubi ogaa

Arxankiisu daranaa

Olol reenka caashaqu

Ruuxi uu abaaree

Eebadu ku mudantahay

Aahdiisu badanaa

Arimaha kalgacalkuna

Nin wax haystiyo

Waayo arag u fududaa

Ogoowey Jaceylkuna

Iimaan daryeeliyo

Asturaad ku wacanaa.. ♥ ♥ ♥

 

Deeyoo Music 2013

 


Latest News Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Arimaha Bulshada Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31