HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Fanaanada Codka Macaan Hodan Abdirahman Dheere Ayaa Soo Saartay Hees Ay Ugu Tala Gashay Reer Awdal Ee Bala Daawada.
2013-02-08 23:43:30

Heestan magaceedu yahay Awdal waxaa codkeeda halaasiga ah nagu soo gaarsiineysa fanaanada caan baxday ee Hodan Abdirahmaan Dheere, runtiina waxa heestan dhadhanka usii yeelaya ayaa ah in Hodan ay leedahay ereyada iyo laxanka intaba halka uu Musiga cajiibka ah u tumayo Abdiwahab Antar naaji oo xilliyadii ugu danbeeyay soo bandhigay Musig aad madaxa loogu ruxay.


Heestan muuqaalada qurxoon iyo farsamada waxaa mahadeeda leh Teamka We Love fanaaniinta Sanadka oo u heelan soo saarida iyo taageerida fankeena waxa aad loogu yaqaan barta facebook oo aad loogala socdo.


nala dhageysta heestan awdal dhamaantiin. 

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59