HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Fanaanadda Caanka Ah Ee Reer Lubnan Haifa Wehbe Oo Beenisay Inay Guursatay Hogaamiyaha Xisbullaah Xasan Nasrullah?
2013-02-08 09:58:24
Gabadha reer Lubnaan ee fanaanadda caanka ah ee Haifa Wehbe beenisay Todobaadkaan warar laysla dhexmarayay oo ku baahay caalamka kaas oo sheegayay inay guursatay Hogaamiyaha Ururka Xisbullaah Xasan Nasrullaah.
Warbaahinta qaar ayaa baahiyay war sheegaya in Gabadhaan ah Atariishadda ama Aktaradda,Fanaanadda iyo modelka inay guursatay Hogaamiyaha Ururka Xisbullaah Xasan Nasrullaahi sanadihii Ay yareed oo ay gabadha ahayd.
Haifa Wehbe ayaa dhaleeceesay warbaahinta qortay warkaas beenta ah waxana ay warbaahinta sheegen inay ku sheegtay waraysi ay siisay Idaacadda Voice of Radio Radio inay guursatay waqtigii ay yareed Hogaamiyaha Xisbullaah Xasan Nasrullaah.
“Hadda waxay igu sheegen inaan guursatay Xasan Nasrullaah marka xigana waxay baahin doonaan inaan guursan doonno Brack Obama ayay tiri Fanaanadda Haifa Wehbe oo la hadlaysay websedka Warbaahinta Lubnaan ee LBC.
Fanaanaddaan ayaa dhowr jeer horey muujisay inay la dhacsan tahay Hogaamiyaha Xisbullaah Xasan isla markaasna ay sheegtay in shaqsi ahaan ku jeclaatay nacaybka uu u qabo Yuhuudda.
Haifa Wehbe waa 36 jir waxaana ay dhalatay 10-kii March sanadkii 1976 waxaana ay ku dhalatay deegaanka Maxruuna ee dalka Lubnaan,dhererkeeda waa 1.63m.
Fanaanaddaan Haifa Wehbe waxaa iska dhalay Aabe Lubnaanes ah iyo Hooyo Masaari ah waana mid kamid ah Fanaaniinta Carabta kuwooda ugu caansan waana gabar kamid ah gabdhaha ugu qurxoon dunida Carabta.
Fanaanaddaan ayaa samaysay Alpuno iyo Heeso badan kuwaas oo si weyn looga dhagaysto Caalamka.
Waxay Samaysay Albums-ka hoos.
Houwa El-Zaman (2002)
Baddi Eesh (2005)
Habibi Ana (2008)
MJK (2012)
Baby Haifa (2010)
Sidoo kale Heesahaha kaliga ay Qaaaday fanaanadda ayaa ah kuwa aad u badan waxaana kamid ah kuwa hoose.
"Agoul ahwak"
"Wa7di"
"Ma Sar"
"Ya 7ayat albi"
"Bedi 3ich"
"Ragab"
"Ana Haifa"
"Fakerni" (radio only single)
"Ma Khadtesh Bali" (radio only single)
"Leik el wawa"
"Naughty" (radio single only)
Tigi El Zay
"Mosh Adras Astana"
"Ma t2oulch el 7ad"
"Hasa Ma Bena"
"Yaben el Halal"
"Sanara"
"Baba Fein/Lama El Shams Trawa7
"Enta Tany"
"80 Million Ehsas"
"Yama Layali"
"Boukra Bafarjik"
"Ya Majnoun"

Sidoo kale Heesahaha kaliga ay Qaaaday fanaanadda ayaa ah kuwa aad ubadan waxaana kamid ah kuwa hoose.

"Agoul ahwak"

"Wa7di"

"Ma Sar"

"Ya 7ayat albi"

"Bedi 3ich"

"Ragab"

"Ana Haifa"

"Fakerni" (radio only single)

"Ma Khadtesh Bali" (radio only single)

"Leik el wawa"

"Naughty" (radio single only)

Tigi El Zay

"Mosh Adras Astana"

"Ma t2oulch el 7ad"

"Hasa Ma Bena"

"Yaben el Halal"

"Sanara"

"Baba Fein/Lama El Shams Trawa7

"Enta Tany"

"80 Million Ehsas"

"Yama Layali"

"Boukra Bafarjik"

"Ya Majnoun"

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd