HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
La Dagaalanka Qaadka Waa Hees Cusub Oo Lagu Dhiiri Gelinayaayo Joojinta Isticmaalka Qaadka Cunidiisa Iyo Alfanaan Mohamed Shaafi
2013-01-31 18:55:43

Saaxiibayaal waxaan maanta idiin haynaa hees ka duwan kuwii hore oo ka hadleysa la dagaalanka ama joojinta qaadka cunidiisa oo maalmihii ugu danbeeyay si aad ah looga hadal hayay meelaha ay Soomaalidu degto gaar ahaan qaarada Yurub kadib markii laga joojiyay dalka Holland.


Heestan ayuu Alfanaan Mohamed Shaafi ku dhiiri gelinayaa mid kamid ah ragga sida aadka ah ugu ololeeya joojinta qaadka guud ahaan gaar ahaan dalka Ingiriiska waa Abuukar Awaale oo si aad looga yaqaan dalka Ingiriiska, markii kasoo muuqday meelo fagaare ah iyo weliba shaashadaha la iska arko ee dalkaas.


Hadaba waa tan heestii ee nala daawada saaxiibayaal.

 

mobile

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59