HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Hussein Nuuriyow Iyo Heestiisii Shiribka Ii Tuma Oo Muuqaal Mucjisa Ah Laga Sameeyay Daawasho Wanaagsan Video.
2013-01-23 10:30:03

Xidiga reer Norway Alfanaan Hussein Nuuriyow ayaa sanadkan 2013 la kowsaday wacdaro faneed uu kusoo jiitay taageerayaal fara badan oo ku kala nool dunida dacaladeeda, waxa uu muuqaal qurxoon u sameeyay heestiisii laga daba dhacay ee SHIRIBKA II TUMA oo jebisay iskoorkii dhageysiga ee Deeyoo Music dhana maqalka.


Heestan SHIRIBKA II TUMA waxaa alifay Laashin Hussein madoobe ahna milkiilaha websiteka caanka ah ee Shaaciye.com, waxaa laxan dhaqameedka saaray Legend Bashiir Ali Hussein, halka uu Musiga raaciyay Muusikiistaha caanka ah Bashiir hanuuniye.


Waxaa ku jira dhalinyaro aad u qurxoon oo midabo iyo xiiso badan u yeelay dhadhanka heestan waxaana kamid ah Deeqa Roda, Udgoon Omar iyo Feysal yare, aad ayeyna ugu mahadsanyihiin sida qurxoon oo ay ula jaan qaadeen heesta


Dhanka Muuqalkan Qurxoon dabcan waa Haataf Studio oo aan runtii u baahneyn faaqidaad badan oo waxa uu kamid yahay shaqsiyaadka fara kutiriska ah ee isku filnaasho farsameysan ka gaaray horumarinta habka duubista heesaha fankeena, anaguna marna kama daalno inaan u mahad celino Haataf iyo dhamaan inta mudan maha celin goor walba ah.

 

 

 

Deeyoo Music 2013.

Latest News Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Arimaha Bulshada Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59