HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Hambalyo Aqal Galka Saaxibkeen Ahmed Ugaaska Iyo Xaaskiisa Nimco Ismail Oo Ku Aqal Galay Dalka Usa
2013-01-23 10:08:58

 

Dhamaan reer Deeyoo Team ayaa la qeybsanaya farxada arooska saaxibkood Ahmed Ugaaska iyo xaajiyadiisa Nimco Ismail oo ku aqal gala galay dalka Mareykanka, waxaana leenahay Guurkiina guur Kheyr, Gurigiina guri negi allahow idinka yeel, ubad kheyr qaba oo idin anfaca aAllaha idin kala siiyo.

 

 


Ahmed Ugaaska oo ah Saaxib dhanka Media ah waxaan ku wada xasuusanaa duubista iyo farsameynta barnaamijyada kala duwan sida heesaha iyo xafladaha waaweyn ee taariikhiga ah, waxaana tusaale inoogu filan sida uu noogu soo tabiyay xafladii soo dhaweynta madaxdii loo doortay dalkeena ee ka dhacday Mareykanka gaar ahaan magaalada Minneapolis.


Sidoo kale Ahmed ugaaska waa maskaxdii ka danbeysay muuqaalkii qurxoonaa ee arooska fanaanada caanka ah Farxiya kabayare iyo weliba heeso dhowr ah sida heestii Dhunkasho iyo Dayniile oo ay wada qaadayeen kabayare iyo Dalmar Yare.


Marka Ahmed maadaama uu yahay ruux aad ugu muhiim ah warbaahinta ama Media waxaan leenahay aad baan ugu faraxsanahay Guurkaaga iyo maalintaadan qaaliga ah ee saaxib Hambalyo mar kale.

 

Deeyoo.com 2013


Latest News Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Ayaan taleex oo soo saartay heesteedii muftaax oo muuqaal qurxoon laga sameeyay
2013-05-08 15:54:51
Heeso shan iyo fanaanad cusub oo cod macaan ayaa kamid ah xulkeena heesaha maant
2013-05-08 14:38:37
Nuur faneedkii norway nasteexo indho oo lasoo kala baxday muuqaal iyo hees is wa
2013-05-07 18:20:47
Arimaha Bulshada Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36