HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Waxaan Halkan Hambalyo Hawada U Marineynaa Wakiilka Deeyoo Ee Qaarada Afrika Ahmed Mooge Iyo Deeqo Mukhtar Oo Ku Aqal Galay Magaalada Muqdisho.
2013-01-21 11:41:27

Dhamaan maamulka shabakada Caalamiga ah ee Deeyoo.com oo ku faraxsan walaalkood Ahmed Mooge oo ah Wakiilka ama masuulka shabakadan ee qaarada Afrika oo ku aqal galay magaalada Muqdisho waxaan leenahay Ahmed adiga iyo walaasheen Deeqo Mukhtar noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela.


Waxaan ilaah idinkaga baryeynaa inuu idin kala siiyo ubad kheyr qaba oo aad ku diirsataan aduun iyo aakhiraba insha allaah, waxaan farxada aqal galkiina rabnaa inaad nagula raaxeysataan oo aan idiin saarno heesta Aroos oo ay talantaali u wada qaadaan Farxiya Fiska iyo Abdi Holland ee adinkuna aroos wacan walaalayaal.

 

Latest News Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
2013-05-20 17:02:42
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
2013-05-20 16:53:59
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
2013-05-20 16:33:52
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Arimaha Bulshada Top 10 ten waxaa maanta kusoo qaadaney xidiga faneedka casrigan waa abdi holland
2013-05-23 13:37:26
Heesaha maanta waa 5 shan sidii caadiga aheyd aad ayey u xiisa badan yihiin maan
2013-05-23 13:03:31
Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
2013-05-21 12:44:23
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
2013-05-21 10:49:30
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
2013-05-21 10:45:34