Xidigad kamid ah iftiinka fanka ee ka baxaya dalka Norway sanadkan waa Nasteexo Indho ayaa soo saartay muuqaalka heesta Bilaash Xeyte oo todobaad ka hor kasii daynay shabakadan caalamiga ah ee Deeyoo iyada oo maqal ah, laakiin nasiib wanaag aan idiin hayno muuqaalkeedi hada.
Heestan Bilaash Xeyte waxaa sameeyay Abwaan Mohamed Yahye waxa ay ka hadleysaa farqiga ragga iyo dumarka marka ay noqoto jaceylka iyo wada socodka labada lamaane ee is arkooda, waxaana muuqaalka heestan fududeeyay oo xuquuqdiisa iska leh Tv-ga qaranka ama SNTV.
Hadaba hadal badan haan ma buuxsho waa murti Soomaaliyeed ee nala daawada heesta, waxaana idiin balan qaadeynaa mar walba inaan idiin soo gudbino hees walba oo kasoo baxda dunida dacaladeeda maqal iyo muuqaal intaba.








Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh