HomeNewsChampoins LeagueWararka SuuqaArimaha BulshadaMusic Contacts
Hambalyo Lamaanaha Cusub Xidiga Sanadka Dalmar Yare Iyo Gacalisadiisa Samiira U Dirayaan Boqorada Codka Farxiya Kabayare Iyo Abwan Mohamud Burhan.
2013-01-10 19:17:49

Waxaa halkan Hambalyo iyo Tahniyad ka diraya fanaanada codka loo qiray Farxiya kabayare iyo Abwaan Mohamud Burhan iyo weliba dhamaan bahda shabakadan caalamiga ah ah ee Deeyoo.com, waxa ay ku socotaa xidiga fankeena Dalmar yare iyo Lamaantiisa cusub Samiira oo is doortay aqal galkooduna yahay 13ka bishan Janaayo.


Fanaanada iyo Abwaanka waa Farxiyo Kabayare iyo Mohamud Burhan ayaa fariinta ay nasoo gaarsiiyeen xambaarsaneyd amaan iyo duco is wadata oo ay huwiyeen saaxiibadooda aadka ugu qaaliga ah, waxa ayna inoo balan qaadeen inay jirto hees micno weyn ku fadhida oo ay u diyaariyeen Dalmar iyo Samiira dhawaana aad kala socon doontaan shabakadan Deeyoo Music hadii allah inoo soomaxo.

 


Anaguna dhankeena ayaan ducada kasoo direynaa, waxaana leenahay Guri Barwaaqo oo lagu nasto hadana lagu nagaado allaha idiin siiyo Dalmar iyo Samiira, Ubad Kheyr qabana dhabtiina saara, aduun iyo aakhirana liibaanteeda hela aamiin.. 

Latest News Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
2013-05-13 22:50:31
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 14:07:09
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
2013-05-10 11:50:36
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
2013-05-10 11:39:27
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh
2013-05-10 11:17:52
Arimaha Bulshada Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
2013-05-19 19:03:38
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
2013-05-19 11:17:39
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
2013-05-19 11:11:35
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
2013-05-14 12:31:04
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
2013-05-13 22:59:31