HomeNewsBandhiga DeeyooWararka XidigahaArimaha FankaMusic Sport Contacts
Dhamaan Bahda Deeyoo Oo Hambalyo U Diraya Wariye Nimca Samriye Iyo Xaajigeeda Mustafe Rashaad
2013-01-09 00:38:43

 


Dhamaan bahda shabakada caalamiga ah ee Deeyoo.com qeybeheeda kala duwan ayaa tahniyad iyo hambalyo qaaliya hawada u marinayaan Nimco Samriye oo runtii ah saaxiib iyo walaal qaali ku ah warbaahinta dhamaan inta ku hadasha afka Soomaaliga iyo Xaajigeeda Mustafe Rashaad oo dhawaan meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeisa.


Nimcooy waxaa tahay ruux qaali ah, sharaf iyo qaayo leh, qurux iyo dadnimo leh, Marwo loo qashuuco oo, Mustafe qalbigiisa degtay, anaguna waxaan hawada kuu soo marineynaa hambalyo iyo duco is wata tan ugu qaalisan, waxaana idin leenahay noqda kuwii isku waara ubad kheyr qaba kala hela aamiin, aamiin, aamiin.


Deeyoo Music 2013

Latest News Mohamed alta fanaan isku darsaday cod, laxan iyo heybad ayaa soo saaray muuqaalk
2014-10-28 21:30:31
Xidigta waqooyiga amerika fartun omar iyo hees muuqaal ah oo ay soo saartay dada
2014-10-28 20:57:18
Laba fanaan oo in badan la sugayay hees ay wada qaadaan cawaale iyo kabayare oo
2014-10-28 19:37:13
Gabar abwaanad ah oo tusaale iyo dhiiri gelin u noqotay dumar badan kadib markii
2014-10-27 01:58:15
Hees cusub oo cajiib ah ayey wada qaadayaan labadan fanaan ee nasteexa indho iyo
2014-10-23 22:17:09
Xaflad soo dhaweyn ah oo oslo loogu sameeyay xasan cali geesey oo ah madaxa dall
2014-10-20 01:38:07
Xidigta caan baxday ee norway ayaan tromso iyo wacdareheeda hargeysa oo aan muuq
2014-10-18 21:23:40
Fanka oo faraha uga sii baxaya is jiijiidka u dhexeeya abwaanada iyo fanaaninta
2014-10-03 22:39:58
Wareysi xiisa badan heeso iyo fanaanada codka dahabiga ah nateexo indho bal nala
2014-10-02 11:08:29
Kooxda caan baxday ee waayaha cusub ayaa idinka haqab tiraya heybadooda faneed i
2014-09-30 16:50:07
Arimaha Bulshada Mohamed alta fanaan isku darsaday cod, laxan iyo heybad ayaa soo saaray muuqaalk
2014-10-28 21:30:31
Xidigta waqooyiga amerika fartun omar iyo hees muuqaal ah oo ay soo saartay dada
2014-10-28 20:57:18
Laba fanaan oo in badan la sugayay hees ay wada qaadaan cawaale iyo kabayare oo
2014-10-28 19:37:13
Gabar abwaanad ah oo tusaale iyo dhiiri gelin u noqotay dumar badan kadib markii
2014-10-27 01:58:15
Hees cusub oo cajiib ah ayey wada qaadayaan labadan fanaan ee nasteexa indho iyo
2014-10-23 22:17:09