Waxaan idiin haynaa hees aad u macaan magaceeduna yahay JEEDAALI, waxaa inoo wada qaadaya Fanaanadii caan baxday Farxiya Fiska iyo Xidiga Ceydarus Halyey, waa muuqaal aan idinkaga soo qaadnay Tv-ga Horn Cable oo runtii kamid ah meelaha sida aadka ah looga daawado fankeena.
Heestan Jeedaali, waxaa ka dhex guuxaya Musigii Abdirashid ALi Hamari oo xaruntiisu tahay magaalada Oslo ee dalka Norway, waxaana idiin balan qaadeynaa inaan mar walba idiin soo bandhigno heesaha Soomaaliga maqal iyo muuqaal iyo intaba, anagoo uga gol leh horumarinta iyo dhiiri gelinta fanka iyo fanaaniinta dhamaan inta ku hadasha afka Soomaaliga ah, iyo in aan shacabkeena ka haqab tirno wixii cusub ee soo baxa mar walba.
Deeyoo Music 2012.








Top 10 ten maanta waxaa ku haynaa 10 hees iyo fanaanka weyn ee la jecelyahay abd
Walii gabar ma sheekeysateen, kaftan aan lahayn godob ma isku gacala miirteen, h
Heesaheena maanta ee shanta ah waa kuwa xiisa badan oo play list isku xiga ah ku
Ayaan tromso oo kamid ah fanaaniinta kuwooda ugu caansan xilliyadan ayaa wareyso
Heestii degmo iyo fanaankii caan baxay king khalid oo muuqaal ah idiin haynaa ee
Alfanaan sahal amoore ayaa soo saaray video aad u qurux badan iyo heestiisii dho
Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii 