Director-ka weyn Ahmed ugaaska ayaa soo saaray mar kale sidii looga bartay muuqaal uu u hagar baxay iyo fanaanada reer Waqooyiga Amerika Rahma Rose oo heesteeda Dhaayo Jaceyl kusoo bandhigtay khibradeeda faneed, hadey noqon lahayd cod iyo jilitaan intaba.
Heestan Dhaayo Jaceyl waxaa ereyadeeda sameysay Abwaanada Ayaan Ali Aadan oo horey u sameysay heeso badan oo aan kusoo bandhignay shabakadan Deeyoo Music, waxaana heesaheeda inta badan qaada Fanaanad kale oo ay magac wadaag yihiin fanaanadan, waa Rahma Huuno.
Laxanku waa Abdirisaq Tarabi iyo ugu danbeyn Musigii Abdiwahab Antar Naji, waxaana farsamada, duubista iyo soo saaridaba waqtigiisa qaaliga ah u huray Ahmed Ugaaska, iyo Studiyihiisa SomaliVIP, waxaan leenahay halkaaga kasii wad dadaalka Ahmed, ogowna in Fanku abaal weyn kuu hayo.
Deeyoo Music 2012








Heestii maryan iyo fanaanka weyn legend bashiir ali hussein oo muuqaal ah nala d
Alfanaan saalax carab oo soo saaray hees muuqaal ah oo inbadan la wada sugayay e
Xidigaha caan baxay ee mursal muuse iyo xaajiyadiisa iyo weliba lamaantiisa fane
Xasuustii fanka iyo heesihii 2009kii, waa 15 hees oo aan kasoo qaadanay heeshii
Dhageyso ama daawo hees kaban ama qaaci ah oo ay qaadeyso farxiya fiska iyo hees
Shanta hees ee maanta waxaa ka dhex muuqda farxiya fiska iyo mursal muuse ee ku
Xulka jimcaha iyo heesaha deeyoo ku dhageyso 10 hees mobilkaaga ama pc midki aad
Waxaan halkan idinkugu haynaa mid kamid ah heesaha ugu hadal haynta badan oo hal
Heesaha maanta oo jimca ah waa 5 hees ee ku dhageyso mobilkaaga ama pc midki aad
Tahniyad dhalasho oo halkan looga dirayo abdirisaq ali xaaji iyo ubax gussein sh